Home » Entries posted by HDesk
Entries posted by Author1
Marwo Samsam Cabdi Aadan oo muddo Sannado ah kaddib Warbaahinta la hadashay

Marwo Samsam Cabdi Aadan oo muddo Sannado ah kaddib Warbaahinta la hadashay

Hargeysa (SLpost)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ee xukuumaddii madaxweyne Axmed-Siilaanyo, Marwo Zamzam Cabdi Aadan oo muddo sannado ah ka maqneyd saaxadda siyaasadda iyo fagaareyaasha warbaahinta, ayaa maanta ka hadashay aragtideeda ku wejahan socdaalka madaxweyne Muuse Biixi ku tagay dalka Guinea iyo Falcelinta ka dhalatay.   Muuqaalkan Hoose Kaga bogo xog-waraysi telefishanka HCTV la […]

Taliyeyaasha Ciidamada oo ka hadlay Go’aanka Madaxweynaha Iyo Amarka ay Qabaan

Comments Off on Taliyeyaasha Ciidamada oo ka hadlay Go’aanka Madaxweynaha Iyo Amarka ay Qabaan
Taliyeyaasha Ciidamada oo ka hadlay Go’aanka Madaxweynaha Iyo Amarka ay Qabaan

Hargeysa (SLpost)- Taliyeyaasha Ciidamada Milatariga Sareeyo Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo Booliska ee Somaliland Sareeyo Gaas Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Maanta Warbaahinta la hadlay, ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda Ammaan iyo tallaabooyinka ee wakhtigan ay ka fuliyeen go’aanka xaaladda degdegga ah ee Madaxweyne Muuse Biixi ku soo rogay gobolka Sanaag. “Wixii Nabedgalyada wax u dhimaya […]

Continue reading …

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyey Madax-Dhaqameedka Bariga Sanaag oo socdaal ku jooga Hargeysa

Comments Off on Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyey Madax-Dhaqameedka Bariga Sanaag oo socdaal ku jooga Hargeysa
Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Hadhimo-Sharafeed U Sameeyey Madax-Dhaqameedka Bariga Sanaag oo socdaal ku jooga Hargeysa

Hargeysa (SLpos)- Wasiirka wasaaradda gaashaandhiga JSL mudane Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid oo maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay madaxda dhaqanka ee beesha degta Bariga Gobolka Sanaag iyo Badhan oo maalmihii u danbeeyey ku sugnaa magaalada Hargeysa. Qado sharaf tan oo ka dhacday Hotel Suldaan ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada cadaalada […]

Continue reading …

Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo Xabsiga u taxaabay Masuuliyiin Eedo Musuq loo haysto

Comments Off on Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo Xabsiga u taxaabay Masuuliyiin Eedo Musuq loo haysto
Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka oo Xabsiga u taxaabay Masuuliyiin Eedo Musuq loo haysto

Hargeysa (SLpost)- Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Maareeyihii hore ee Madbacadda Qaranka iyo Agaasimihii waaxda maamulka.   Xadhigga Maareeyihii hore ee Madbacada  Qaranka Siciid Saalax Shire iyo Agaasime waaxeedka Maamulka Lacagta ee madbacadaas Cabdikariin Cabdilaahi Cumar, ayaa ka dambeeyey baadhitaano todobaadyadii u dambeeyey Xafiiska Hanti-dhowraha guud ka waday halkaasi, kaasoo sida la sheegay la […]

Continue reading …

Qodobbada lagaga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Warbixinno laga dhegaystay Wasaaradaha qaarkood

Comments Off on Qodobbada lagaga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Warbixinno laga dhegaystay Wasaaradaha qaarkood
Qodobbada lagaga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland iyo Warbixinno laga dhegaystay Wasaaradaha qaarkood

Kal-fadhigii 29-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 07/02/2019, waxa warbiximo lagaga dhegeystay wasaaradaha Qorsheynta iyo horumarinta Qaranka Iyo Xannaanada Xoolaha & horumarinta Kalluumaysiga oo qorshe hawleedkooda ku […]

Continue reading …

“Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin

Comments Off on “Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin
“Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin

“Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin “Waa innagu Ceeb Baarlamaankii u horreeyey oo la doorto inay 13-sanno Fadhiyaan” Prof Cabdisalaan Yaasiin

Continue reading …

SOMALILAND: Siyaasiyiin Madax-bannaan oo Dhaliilay Xisbiga Waddani iyo Qodobbo ay u daliishadeen

Comments Off on SOMALILAND: Siyaasiyiin Madax-bannaan oo Dhaliilay Xisbiga Waddani iyo Qodobbo ay u daliishadeen
SOMALILAND: Siyaasiyiin Madax-bannaan oo Dhaliilay Xisbiga Waddani iyo Qodobbo ay u daliishadeen

Hargeysa (SLpost)- Qaar ka mid ah siyaasiyiinta madaxa-bannaan ee Somaliland oo ku midoobay Magaca SOMALILANDFIRST, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, waxaanay dhaliilo u jeediyeen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ay ku dhaliileen nidaamka talo-wadaagga ee heer qaran iyo siyaasadda mucaaradnimo ee xisbiga. Siyaasiyiintan oo maanta la hadlay saxaafadda, waxa ay ku dhaliileen xisbiga Mucaaradka […]

Continue reading …

Waa Immisa tirasa Muwaadiniinta Jabuuti ee ku geeriyooday Somaliland, maxayse Safaaraddoodu u qabataa?

Comments Off on Waa Immisa tirasa Muwaadiniinta Jabuuti ee ku geeriyooday Somaliland, maxayse Safaaraddoodu u qabataa?
Waa Immisa tirasa Muwaadiniinta Jabuuti ee ku geeriyooday Somaliland, maxayse Safaaraddoodu u qabataa?

Hargeysa (SLpost)- Xafiiska Qunsuliyada dalka Jabuuti ee Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inay balaadhin doonaan adeegyada ay u qabtaan muwaadiniinta Jabuuti iyo kuwa Somaliland. Amb Xuseen Cumar(Kawaaliye) oo manta warbaahinta maxaliga ah xafiiskiisa ugu waramay ayaa faahfaahin ka bixiyey adeegyo kala duwan oo ay qabteen sannadkii dhamaaday, waxaanu yidhi, “Waxaan u samaynay 53 dhalasho sannadkii […]

Continue reading …

“Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray

Comments Off on “Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray
“Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray

“Maalinba cidbaa ka tagta UCID, maantana anigaa ka tagay” – Guddoomiye ku-xigeenkii UCID oo is-casilay iyo Go’aan Xisbigu soo saaray Hargeysa (SLpost)- Guddoomiye ku-xigeenkii 1aad ee Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Cabdinaasir Maxamuud Xasan Buuni, ayaa shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkii uu ka hayey xisbigaas, isagoo taas ku sababeeyey khilaaf soo kala dhexgalay […]

Continue reading …

“Xukuumadda Muuse Biixi way farogelin ku haysaa taladii iyo midnimadii Beesha” – Wax-garadka beesha Galbeedka Burco

Comments Off on “Xukuumadda Muuse Biixi way farogelin ku haysaa taladii iyo midnimadii Beesha” – Wax-garadka beesha Galbeedka Burco
“Xukuumadda Muuse Biixi way farogelin ku haysaa taladii iyo midnimadii Beesha” – Wax-garadka beesha Galbeedka Burco

Hargeysa (slpst)- Wax-garad, odayaal iyo cuqaal ka soo jeeda beesha galbeedka Burco oo maanta kulan ku yeeshay magaaladaas, ayaa ku eedeyey madaxweynaha somaliland Muuse biixi inuu faro-gelin ku hayo beeshooda isla markaana uu kala-qaybin iyo qoqob ku hayo. odayaashani waxay ugu baaqeen xukuumada madaxweyne muuse biixi inay ka dayso farogelinta ay ku kala qaybsinayso beesha.

Continue reading …
Page 1 of 140123Next ›Last »