Agaasimihii Guud Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Geeriyooday

Hargeysa  (SL.Post) ALLE ha u naxariistee waxa magaalada Hargeysa ku geeriyooday Agaasimihii guud ee Wasaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland Marxuum Maxamed Faarax Xirsi.

 

maxd-faarax

 

 

ALLE ha u naxariistee Marxuum Maxamed Faarax Xirsi ayaa hore Agaasime guud uga soo noqaday Wasaaradaha duulista iyo hawada, Wasaarada deegaanka iyo Wasaarada iyo shaqada iyo arrimaha bulshada oo uu hadda xilkan hayay.

 

INAALILAHI WA INAILAYHI RAAJUCUUN.

 

 

Somalilandpost.Hargeysa