Home » Archives by category » Waxbarasho
Gabadh-Maanyo ‘Mermaid’ Run mise ma Riyo?

Gabadh-Maanyo ‘Mermaid’ Run mise ma Riyo?

Sannadkii 2012 ayuu Talefishanka ‘Animal Planet’ sii daayay barnaamij lagu gorfaynayay in Gabadh-maanyadu tahay run. Barnaamijka waxa loo duubay qaab filim ah oo loogu talogalay in uu noqdo warbixin ‘Documentary’ kaas oo ka kooban waraysiyo lala yeeshay Saynisyahano ‘Dhaqaatiir la laaluushay’ iyo muuqaalo mobaylo lagu duubay. Caddaymaha uu barnaamijku soo bandhigay in kasta oo ay […]

Wasiirnimo Ma u Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!

Comments Off on Wasiirnimo Ma u Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!
Wasiirnimo Ma u Qalantaa? Aqoonteeda lahaw!

  Markaad tahay ardey cusub oo ad jaamacadda bilowdo, had iyo jeer waxa lagu bilaabaa maadad (course) oo hordhac u ah waxa ad takhasus ahaan baraneyso casharkaa nambarkiisa waxa la yidhaa “course 101”. Masalan haddaad dhaqaale baraneyso “course” ka u horeeya waxa la yidhaa “economics 101”. Waa madaad si guud kuu fahamsiineysa takhasuskan an isleedahay […]

Continue reading …

Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa. Qaybta Koowaad

Comments Off on Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa. Qaybta Koowaad
Sidee Shaqo loo Helaa, Sidee Shaqo Lagu Hantaa. Qaybta Koowaad

Maxamed Cali Bile waa Aqoonyahan u dhashay dalka Somaliland islamarkaana in badan ka soo shaqaynayey arrimaha waxbarashada, oo lagu xasuusan karo manhaj sammaynta Somaliland. Sidoo kale Maxamed Waxa uu mudo dhawr iyo Labaatan  sanno ah la shaqaynayey hay’addaha qaramada midoobay. Maxamed Cali Bile, waxa uu dhallinta kala taliyaa arrimaha shaqada iyo shaqo heliska, waxaana uu […]

Continue reading …

Deegaanka Beer Oo Laga Hirgaliyey Kuuliyad Lagu Baranayo Cilmiga Beeraha

Comments Off on Deegaanka Beer Oo Laga Hirgaliyey Kuuliyad Lagu Baranayo Cilmiga Beeraha
Deegaanka Beer Oo Laga Hirgaliyey Kuuliyad Lagu Baranayo Cilmiga Beeraha

    Burco(SLpost)– Dugsi cusub oo lagu baran doono culuumta beeraha ayaa laga furay deegaanka Beer ee gobolka Togdheer. Dugsigan oo la yidhaa Beer Agricultural School ayaa munaasibadda wanqalka furistiisa waxa ka qaybgalay masuuliyiinta iyo maamulka gobolka Togdheer, aqoonyahanno iyo dadweyne Kale.     Dr. Axmed Xaaji Xasan Cawad oo isagu hirgeliyey dugsigan ayaa ka […]

Continue reading …

Doorka Macalinka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE)

Comments Off on Doorka Macalinka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE)
Doorka Macalinka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE)

Waxaan ka soo hadalnay Qodobo ay ka mid yihiin Hirdanka iyo Waxbarashadda Bilaashka ah iyo Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ahi ay keentay ilaa hadda. Hadaba Maanta waxaan Sheegaynaa Macalinka iyo sida uu Hergeliyey Waxbarashadda Bilaashka ah. Waxaan ku Amaanaynaa Baraha in Hawshiisii si Wadaniyadi ku jirto uga soo baxay. Macalinka markii aan aragnay, markii aan kormeer […]

Continue reading …

Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Comments Off on Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto
Faa’iidooyinka Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) + Kaalinta ay Bulshadu ka Geysan karto

Sida aad la wada socotaanba, Dugsiyadda H/Dhexe waxay ka mid tahay Waxbarashadda Aasaasigga ah. Ilmuhu marka uu soo dhamaysto ama soo Barto Quraanka Kariimka ah wuxu ku soo Biiraa Dugsiga Hoose(1-4), halkaasi oo uu ku soo qaato Maadooyinka loogu talla gallay. Ardaygu markaasi ayuu ku soo Biiraa Bulshadda oo uu la soo jaanqaadaa Da’diisa iyo […]

Continue reading …

Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan

Comments Off on Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan
Dedaalka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee  Waxbarashadda Bilaashka ah (FPE) iyo Doorka taakulo ee ay Shacabk u ka gaysan karaan

Akhristayaal, waxa aanu halkan idinku soo gudbinaynaa barnaamij waxbarasho oo ka hadlaya horumarka ay ku tallaabsatay wasaaradda Waxbarashada ee ay hoggaaminayo Marwo Samsam  Cabdi Aadan oo xukuumadda ay ka tirsan tahay xisbigeedu ballan-qaaday wakhtigii Ololaha Doorashada in lacag la’aan lagu dhigan doono waxbarashada Dugsiyada H/Dhexe. Hordhac Sida aad lawada socotaan markii La gallay Tartankii Doorashaddii […]

Continue reading …