Home » Archives by category » Uncategorized
“Waannu Guulaysanaynaa, waxaanu Aragnaa Saadaasha Dabaysha, Ragga Aan Garanayn Ee Leh Dagaal Ayaa Dalka Ka Dhacaya, Dagaal Dalkan Ka Dhici Maayo Dawlad Adag Ayaa Ka Talisa, Anagaa Amniga Ka Masuul Ah” Wasiirka Madaxtooyada

Hargeysa (SLpost) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Md, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in Xukuumad ahaan ay gacan adag ku hayaan ammaanka dalka, isla markaanay aanay suuro ah ahayn in dalka uu dagaal sokeeyo ka dhaco. Wasiir Maxamuud Xaashi ayaa sidoo kalena sheegay in xisbiga KULMIYE uu kalsooni buuxda ka qabo inuu ku guulaysan doono tartanka […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka u jeediyey Khudbad Dhinacyo Kala duwan ka hadlaysa oo Quluubtooda Hanatay

Comments Off on Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka u jeediyey Khudbad Dhinacyo Kala duwan ka hadlaysa oo Quluubtooda Hanatay
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacabka u jeediyey Khudbad Dhinacyo Kala duwan ka hadlaysa oo Quluubtooda Hanatay

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha oo khudbad taariikhi ah u jeediyey shacbigii isugu soo baxay beerta xoriyada ayaa yidhi “Dhammaan Taageerayaasha faraha badan, ee Xisbiga KULMIYE, ee isugu soo-baxay, Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa,   waxaan idiin soo gudbinayaa salaan Xambaarsan Nabadgelyo iyo Naxariis Eebe; “Asalaamu Calaykum Wa Raxmatullaahi Wa Barakaatuhu”. Mudanayaal iyo Marwooyin, Milgo iyo maamuus weyn bay […]

Continue reading …

Murashaxa KULMIYE oo dardaaran Qarannimo Faray Muraaqibiinta Xisbiga Oo uu kula dardaarmay inay Sharciga dhowraan

Comments Off on Murashaxa KULMIYE oo dardaaran Qarannimo Faray Muraaqibiinta Xisbiga Oo uu kula dardaarmay inay Sharciga dhowraan
Murashaxa KULMIYE oo dardaaran Qarannimo Faray Muraaqibiinta Xisbiga Oo uu kula dardaarmay inay Sharciga dhowraan

Hargeysa (SLpost)- Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE, ahna Guddoomiyaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dardaaran qarannimo faray muraaqibiinta xisbiga ula socon doona sida u qabsoomayso doorashada Madaxtooyada ee u astaysan 13-ka bishan November. Murrashax Muuse Biixi waxa uu ku adkeeyay muraaqibiinta inay sharciga illaaliyaan, isla markaana bartaan wuxuu muraaqibku xaq u leeyahay ee ay shaqadiisu tahay […]

Continue reading …

Xisbiga UCID Oo Maalinta 7aad ee Ololaha Doorashada ku soo gunaanaday Isku Soo Baxyo Mug Leh ku soo bandhigay Goboladda Dalka + Khudbadihii Murashaxiinta (DAAWO SAWIRRO)  

Comments Off on Xisbiga UCID Oo Maalinta 7aad ee Ololaha Doorashada ku soo gunaanaday Isku Soo Baxyo Mug Leh ku soo bandhigay Goboladda Dalka + Khudbadihii Murashaxiinta (DAAWO SAWIRRO)  
Xisbiga UCID Oo Maalinta 7aad ee Ololaha Doorashada ku soo gunaanaday Isku Soo Baxyo Mug Leh ku soo bandhigay Goboladda Dalka + Khudbadihii Murashaxiinta (DAAWO SAWIRRO)  

“Walaalayaal Waddankan Isbedel Ayaanu La Dooneynaa Cirro Iyo Muuse Way Madhan Yihiin, Xalka Iyo Xulkuba Somaliland Waa Aniga Iyo Prof Abyan Weeye” Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaridka UCID Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelka ee Mucaaridka UCID, ayaa maalintiisii 7aad ee ugu dambeysay ololaha doorashadda Madaxtooyadda ee dalka ka qabsoomi doonta waxa uu isku soo baxyadii ugu balaadhnaa […]

Continue reading …

Faahfaahinta Khudbad quluubta Shacabka Soo jiidatay Oo Murashaxa Kulmiye u jeediyey Dadweynaha Ceerigaabo (Akhriso)

Comments Off on Faahfaahinta Khudbad quluubta Shacabka Soo jiidatay Oo Murashaxa Kulmiye u jeediyey Dadweynaha Ceerigaabo (Akhriso)
Faahfaahinta Khudbad quluubta Shacabka Soo jiidatay Oo Murashaxa Kulmiye u jeediyey Dadweynaha Ceerigaabo (Akhriso)

“Anigu murrashax uma ihi inaan kursi helo, waxaan u socdaa qaddiyadda Somaliland ee aan u soo joogay inay gaadho higsigeeda” Ceerigaabo (SLpost)- Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad aad u qiimo badan oo shacabku u riyaaqeen u jeediyey kumaan kun qof oo taageerayaal isugu soo baxay magaalada Ceerigaabo […]

Continue reading …

Culimada Gobolka Awdal oo baaq ka soo saaray Doorashada iyo Ololeheeda

Comments Off on Culimada Gobolka Awdal oo baaq ka soo saaray Doorashada iyo Ololeheeda
Culimada Gobolka Awdal oo baaq ka soo saaray Doorashada iyo Ololeheeda

Culimada gobolka Awdal, ayaa ka hadlay hab dhaqannada iyo saamaynta ka dhalatay xumadda ololaha doorashada iyo sida ay isbeddelka ugu abuurtay habdhaqanka bulshada iyo ifafaalaha laga filo karo haddii gacan bir ah lagaga hortagi waayo. Hoos ka Daawo Muuqaalka Warkan

Continue reading …

Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + [ Muuqaal]

Comments Off on Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + [ Muuqaal]
Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Bakaaraha Ee Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaraha Ka Dhashey + [ Muuqaal]

Moqdisho (SLPOST):- Wararka ka imanaya magaalda Muqdisho ee dalka Somaliya waxay sheegayaan in uu dab wayn ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Uuro wayn ayaa wali kacaysa, taas oo laga arkay qaybo badan oo magaalada ah Dabka ayaa billawday waaberigii illaaa haddana socda sida ay sheegayaan dad gob joogayaal ahi . lama oga khasaaraha […]

Continue reading …

Seexashada sagaal saacadood ka badan oo laga deyriyay

Comments Off on Seexashada sagaal saacadood ka badan oo laga deyriyay
Seexashada sagaal saacadood ka badan oo laga deyriyay

Cilmi baadhis cusub oo la sameeyay ayaa tilmaamaysa in qofka qaangaarka ah ee billaaba in uu seexdo in kabadan sagaal saacadood habeenkii uu qatar ugu jiro cudurka Alzheimers. Cilmi baarista waxaa lagu xusay in qofka horay ay ugu filnaan jirtay hurdo yar, haddana aysan ku filneyn hurdo badan, in ay taasi noqon karto calaamado horudhac […]

Continue reading …

“Abaartu Haddii Ay Jabto Doorashadda Waa La Galayaa” Guddoomiyaha Guurtida

Comments Off on “Abaartu Haddii Ay Jabto Doorashadda Waa La Galayaa” Guddoomiyaha Guurtida
“Abaartu Haddii Ay Jabto Doorashadda Waa La Galayaa” Guddoomiyaha Guurtida

(SL.Post) Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa sheegay inuu tixgalin doonaan soo jeedinta xisbiyadda ee mudadda lixda bilood ee ay isku afgarteen in doorashadda dib loogu dhigo. Gudoomiye Saleebaan Maxamuud Aadan waxa kale oo uu sheegay haddii abaartu jabto in doorashadda la gali doonno. “Abaartu haddii ay jabto doorashadda waa la galayaa, […]

Continue reading …

Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dhalinyaro Ku Eedaysnayd Falal Ka Dhan Ah Diinta Islaamka

Comments Off on Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dhalinyaro Ku Eedaysnayd Falal Ka Dhan Ah Diinta Islaamka
Maxkamada Degmada Hargeysa Oo Xukun Ku Riday Dhalinyaro Ku Eedaysnayd Falal Ka Dhan Ah Diinta Islaamka

(SLPost) Guddoomiyaha Maxkamada degmada Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Xirsi (Cabdirashiid Beergeel) oo u waramay Telefishanka RTN, ayaa ka warbixiyay xukuno lagu riday dhalinyaro lagu soo eedeeyay inay wadeen qorsheyaal lagu khal-khal gelinayo diinta Islaamka iyo hub sharci daro ah oo ay adeegsanayeen. Halkan ka daawo warkan oo faah-faahsan. Somalilandpost.net

Continue reading …
Page 1 of 9123Next ›Last »