Home » Archives by category » Sports (Page 3)

Isku Aadka Champions League iyo Sida ay Isugu beegmeen 32-kooxood ee Horyaallada Yurub

Comments Off on Isku Aadka Champions League iyo Sida ay Isugu beegmeen 32-kooxood ee Horyaallada Yurub
Isku Aadka Champions League iyo Sida ay Isugu beegmeen 32-kooxood ee Horyaallada Yurub

Monaco (SLpost)- Waxa mar-dhawayd lagu dhawaaqay Isku-aadka Groups-ka ee tartanka Kooxaha Horyaallada Qaaradda Yurub (Champions League) oo xafladda lagaga dhawaaqay hadda ka socoto magaalada Monaco ee dalka Faransiiska. 32-ka Kooxood ee tartanka Champions League Xilli-ciyaareedka 2014/2015 waxa ku cusub kooxo yar-yar oo aan hore uga qayb-qaadan tartanka iyo qaar mar kale ku soo laabtay sida […]

Continue reading …

Xulka Germany oo Markii Afraad loo Caleemo-saaray Xiddigaha ADDUUNKA, 18 sanno ka dibna Argentina ka Aar-goostay

Comments Off on Xulka Germany oo Markii Afraad loo Caleemo-saaray Xiddigaha ADDUUNKA, 18 sanno ka dibna Argentina ka Aar-goostay
Xulka Germany oo Markii Afraad loo Caleemo-saaray Xiddigaha ADDUUNKA, 18 sanno ka dibna Argentina ka Aar-goostay

SPORTS (SLpost)- Xulka qaranka Germany ayaa loo caleemo saaray Xulka Aduunka , kadib markii ay 1-0 kaga qaadeen koobka caalamka xulka Argentina ciyaar labada qaran ku dhex martay garoonka Maracana ee caasimada Brazil ee Rio De Janeiro. Ciyaar aad u adag oo ahayd tii u dambeysay tartanka kooba aduunka oo mudo soddon cisho ah ka […]

Continue reading …

HALKAN toos uga DAAWO Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka

Comments Off on HALKAN toos uga DAAWO Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka
HALKAN toos uga DAAWO Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka

HALKAN ka daawo Kulanka Caawa ee Semi-finalka Koobka Adduunka oo dhexmaraya Xulalka Germany iyo Argentina.   Si aad Ciyaarta u daawato, GUJI sawirkan AMA HALKAN KA DAAWO Link 2 AMA GUJI Lin-kagan kale Link 3

Continue reading …

LINE UP-ka BARCELONA vs REAL MADRID: Luis Suarez, Lionel Messi & Neymar waxay wejahayaan Cristiano Ronaldo, Gareth Bale $ Falcao

Comments Off on LINE UP-ka BARCELONA vs REAL MADRID: Luis Suarez, Lionel Messi & Neymar waxay wejahayaan Cristiano Ronaldo, Gareth Bale $ Falcao
LINE UP-ka BARCELONA vs REAL MADRID: Luis Suarez, Lionel Messi & Neymar waxay wejahayaan Cristiano Ronaldo, Gareth Bale $ Falcao

SPORTS (SLpost)- Kooxaha ka dhisan Horyaalka La Liga ee dalka Spain ee BARCELONA iyo REAL MADRID, ayaa xilli-ciyaareedka wejiyo cusub ku soo bandhigaya garoomadooda Camp Nou iyo Bernabou. Kooxda Barcelona ayaa soo xero-galisay xiddiggii hore ee Kooxda Liverpool, Luiz Suarez oo sannadkan koobka adduunka ceeb weyn ka qaaday ka dib markii uu qaniinay difaaca xulka […]

Continue reading …

Wax Badan Ka Ogow Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka ay Isku Haleelayaan Xulalka Germany iyo Argentina

Comments Off on Wax Badan Ka Ogow Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka ay Isku Haleelayaan Xulalka Germany iyo Argentina
Wax Badan Ka Ogow Kulanka Caawa ee Final-ka Koobka Adduunka ay Isku Haleelayaan Xulalka Germany iyo Argentina

SPORTS (SLpost)- Xulalka Germany iyo Argentina oo caawa ku kulmay Ciyaarta u dambaysta Tartanka Koobta Adduunka ee 2014, waxa la filayaa in telefishannada ka daawadaan Dad tiradooda lagu qiyaasay Hal Bilyan oo Dollar oo ku kala nool Qaaradaha Adduunka. Xulka Germany ayaa noqonayaa waddankii ugu horeeyey reer Yurub ee Koobka Adduunka ku Qaada Qaaradda Koonfurta […]

Continue reading …

XASUUQII KOOBKA ADDUUNKA: ‘Xataa Taageerayaashii Germalka ee guusha ku farxi lahaa, ayaa is weydiinayay waxa qabsaday Brazil’

Comments Off on XASUUQII KOOBKA ADDUUNKA: ‘Xataa Taageerayaashii Germalka ee guusha ku farxi lahaa, ayaa is weydiinayay waxa qabsaday Brazil’
XASUUQII KOOBKA ADDUUNKA: ‘Xataa Taageerayaashii Germalka ee guusha ku farxi lahaa, ayaa is weydiinayay waxa qabsaday Brazil’

Xulka Jermalka ayaa dhulka la dhacay oo wacdaro lama filaan ah ku dhigay xulkii wadankiisu marti gallinayay ciyaaraha koobka aduunka ee Brazil, kagana adkaaday 1-7 bilaa naxariis ah. Brazil ayaa 18 daqiiqo oo kaliya lagaga dhaliyey 4 gool, qaybtii hore ee ciyaartana loo xidhay 5-0 ay ku naaloonayaan xulka Germany. Todoba  gool oo ay kala […]

Continue reading …

Angel Di Maria oo la xaqiijiyey inuu ka Maqnaanay inta Tartanka Koobka Adduunka ka hadhay

Comments Off on Angel Di Maria oo la xaqiijiyey inuu ka Maqnaanay inta Tartanka Koobka Adduunka ka hadhay
Angel Di Maria oo la xaqiijiyey inuu ka Maqnaanay inta Tartanka Koobka Adduunka ka hadhay

Argentina iyo Holland oo Semi-Final ka isku Ballansan SPORTS (SLpost)- Xiddiga Xulka Argentina iyo Kooxda Real Madrid ayaa la xaqiijiyey inuu ka maqnaan doono kulamada xulkiisu uga hadhsan tartanka Koobka adduunka, ka dib markii dhaawac soo gaadhay kulankii caawa dhexmaray xulka dalka Belgium oo ku dhammaaday 1-0 guushu ku raacday xulka Argentina. Weeraryahanka dhinaca baasha […]

Continue reading …

Xulalka Germany iyo Brazil oo Isku ballansan Semi-Finalka Koobka Adduunka

Comments Off on Xulalka Germany iyo Brazil oo Isku ballansan Semi-Finalka Koobka Adduunka
Xulalka Germany iyo Brazil oo Isku ballansan Semi-Finalka Koobka Adduunka

Sports (SLpost)- Xulalka Waddamada Germany iyo Brazil, ayaa isku arki doono Semi-Final-ka Koobka Adduunka, ka dib markii ay labada Xulba ka badiyeen labada Xul ee France iyo Colombia. Xulka Germany oo kulan ka tirsan Quarter-Finalka Koobka Adduunka caawa la ciyaaray xulka France, ayaa guul daqiiqadihii horeba ay hanteen 1=0 ku badiyey, halka Xulka Brazil uu […]

Continue reading …

KAAF iyo KALA-DHEERI: Koobka Adduunka oo Bara-kiciyey Qoysas Badan oo Shacabka Brazil ah iyo Xaddiga Lacagta lagu Kharash-gareeyo Dhismaha Garoomada

Comments Off on KAAF iyo KALA-DHEERI: Koobka Adduunka oo Bara-kiciyey Qoysas Badan oo Shacabka Brazil ah iyo Xaddiga Lacagta lagu Kharash-gareeyo Dhismaha Garoomada
KAAF iyo KALA-DHEERI: Koobka Adduunka oo Bara-kiciyey Qoysas Badan oo Shacabka Brazil ah iyo Xaddiga Lacagta lagu Kharash-gareeyo Dhismaha Garoomada

Sao Paulo (SLpost)-Marti-gelinta Tartanka Koobka Adduunka ee sannadkan 2014 iyo Kharashka ku baxay dhismeyaasha Garoomada Kubadda Cagta,  ayaa saamayn taban ku yeeshay Nolosha Qoysas badan oo dalkaas ku nool, gaar ahaan magaalooyinka waaweyn ee lagu qabanayo tartamaya Koobka Adduunka. Waddanka Brazil oo dhowr sanno ka hor ku guulaystay tartan uu u galay marti-gelinta Koobka Adduunka […]

Continue reading …

Xulka Holland oo Afar sanno ka dib Si Fool Xun Uga Aar-goostay Xulka Spain

Comments Off on Xulka Holland oo Afar sanno ka dib Si Fool Xun Uga Aar-goostay Xulka Spain
Xulka Holland oo Afar sanno ka dib Si Fool Xun Uga Aar-goostay Xulka Spain

Xulka qaranka Holland ayaa ka aar gutay dhigooda Spain dibna u xasuustay ciyaartii Finalka Koobka aduunka ee 2010, kuna xasuuqay Spain 5-1 , ciyaartii mucjisada ahayd ee xallay ka dhacday garoonka Arena Fonte Nova ee magaalada Salvador waddanka Brazil. Xidigaha Robben iyo Van Persie ayaa siday doonaan ugu galgashay laacibiintii difaacanayay koobka aduunka ee Spain […]

Continue reading …