Home » Archives by category » Sports (Page 12)

Hargeysa: Xiisaha Kulamada ka socda garoonka 31-ka May oo gebo-gebo ku dhow

Comments Off on Hargeysa: Xiisaha Kulamada ka socda garoonka 31-ka May oo gebo-gebo ku dhow
Hargeysa: Xiisaha Kulamada ka socda garoonka 31-ka May oo gebo-gebo ku dhow

SLpost Sports – Weli waxa si habsami ah uga sii socda garoonka 31-May tartanka bisha barakaysan ee Ramadaan oo ay ku hirdamayaan 20-kooxood. Waxaana shalay la galay isreeb-reebkii loo loogu soo baxayay wareega afar afarta waxayna ciyaartii hore  ku dhexmaray  garoonka 31-May labada kooxood ee kala ah Kaafi iyo Saafari, ciyaartaas oo ay  dawaashadeeda ka […]

Continue reading …

Xulka Kubadda Cagta Holland oo Kaalinta Koowaad ka riixday Xulka Spain

Comments Off on Xulka Kubadda Cagta Holland oo Kaalinta Koowaad ka riixday Xulka Spain
Xulka Kubadda Cagta Holland oo Kaalinta Koowaad ka riixday Xulka Spain

SLpost Sports – Xulka Spainoo xulalka adduunka ugu horreeyay muddo badan ayaa haataan  ay soo dhamaatay, iyadoo xulka Holland uu hogaaminaayo kaalinta koowaad ee kala saraynta xulalka adduunka ee FIFA. Spain ayaa booska kaalinta koowaad iska heysatay muddo ka badan  tan iyo intii ay qaadeen koobka adduunka, laakiin guuldarro ka soo gaadhay ciyaar saaxiibtinimo oo […]

Continue reading …

Awoodda tabobare Jose Mourinho Real Madrid oo si weyn loo dhaliilay

Comments Off on Awoodda tabobare Jose Mourinho Real Madrid oo si weyn loo dhaliilay
Awoodda tabobare Jose Mourinho Real Madrid oo si weyn loo dhaliilay

SLpost Sports- Madaxweynihi hore ee kooxda Real Madrid Roman Calderon ayaa cambaareeyey awooda uu tababare Jose Mourinho ku leeyahay kooxda isagoo sheegay in uu Mourinho u dhaqmo sidi isagoo madaxweyne ka ah kooxda oo kale. Tababaraha reer Portugal ayaa raalli-gelin gaar ah u gudbiyey taageerayaasha kooxdiisa kadib rabshadihii ka dhacday garoonka Camp Nou arbacadi la […]

Continue reading …

Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League

Comments Off on Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League
Schalka oo weeraryahankeedii Raul ka reebtay kulanka is reeb-reebka Europe League

Weeraryahanka kooxda Schalke ee Raul oo dhawaan diiday inuu u wareego kooxda Blackburn ayaa laga reebay ciyaartoyda kooxda schalke ee u safartay dalka filand si ay ula soo ciyaraan lugta hore ee is reeb-reebka koobka euro league Kooxda HJK HeLSinke,waxayna taasi cirka ku sii shareertay warar la isla dhexmaraayo oo sheegay inuu doonaayo laacibkan inuu […]

Continue reading …

Arsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican

Comments Off on Arsenal Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican
Arsenal  Wenger oo khasnadaha u jabinaya si uu u helo laacib fiican

Tababaraha kooxda Arsenal ee Wenger ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu bixiyo qiimo kasta oo ku helayo laacib wanaagsan. Kooxda Gunners ayaa haatan bilaabaya nolol ay ka maqan yahay kabtankoodii Cesc Fabregas kaasoo todobaadkan ku biiray kooxda Barcelona, waxaana ay keentay in su’aalo badan la iska weydiiyo awooda kooxda Arsenal ee xilli-ciyaareedkan horyaalla.Tababaraha Faransiiska ayaa […]

Continue reading …

John Obi Milkel Aabihii oo lugu afduubay isla dalka Nigeria

Comments Off on John Obi Milkel Aabihii oo lugu afduubay isla dalka Nigeria
John Obi Milkel  Aabihii oo lugu afduubay isla dalka Nigeria

Wakiilka  ciyaaryahan  John Obi Mikel,  ayaa xaqiijiyey  in aabaha dhalay  Ciyaaryahankan john obi mikel ayaa la afduubay  jimcihii ahi aynu soo dhaafnay. Mikel ayaa la ogaysiiyey warkan  ka hor kulankii Axdii  ee ay kooxdiisu  la ciyaaraysay Stoke City. Laakiin  waxa uu go’aansaday  inuu ciyaaro  kulankii ugu horreeyay  Chelsea ee xilli- ciyareedkan. John  Obi Mikel ayaa la waayey  habeenkii  jimcaha, ka dib markii uu ku soo laaban waayey  shaqada. Warbixin qoraal ah  oo ay soo […]

Continue reading …

Wax ka baro mid ka mid ah Xiddigihii uu Saamaynta badnaa Kubadda Cagta ee Jiilkii Tagay

Comments Off on Wax ka baro mid ka mid ah Xiddigihii uu Saamaynta badnaa Kubadda Cagta ee Jiilkii Tagay
Wax ka baro mid ka mid ah Xiddigihii uu Saamaynta badnaa Kubadda Cagta ee Jiilkii Tagay

Zinedine Zidane: Xiddigani waxa loo xushay kii ugu wanaagsanaa ciyaartoyga xirfaddooda ku soo qaatay tobankii sanno ee dhexeeyay 1990kii ilaa 2000. Waxa loo qaatay xiddiggii ugu maskaxda badnaa ee wakhtigaas soo maray lana tartami kara xiddigihii magaca ku yeeshay jiilkii ka horreeyay, sida Pele, Maradone iyo Cryuff. Dadka qaarkood ayaa ku suntay magaca “Saynisyahan”, xeel […]

Continue reading …

Natiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa

Comments Off on Natiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa
Natiijooyinka Kulamadii Xiisaha lahaa ee qaar ka mid ah Garoomada Hargeysa

Tartan aad u xiis badan  oo lagu xusayay bisha barakaysan ee Ramadaan, ayaa shalay ka dhacday garoonka 31- May ee magaalada Hargeysa.  Ciyaartan oo dhex-martay labada kooxood ee kala ah Alpha University iyo Horn University, ciyaartaas oo ay dawaashadeeda ka soo qaybgalay dadweyne tiro-badan, waxaanay ku bilaabantay dardargelin  ay labada kooxoodba garoonka la soo galeen oo ay mid […]

Continue reading …

Manchester United oo rasmi ula wareegtay Goolhayahii Atletico Madrid

Comments Off on Manchester United oo rasmi ula wareegtay Goolhayahii Atletico Madrid
Manchester United oo rasmi ula wareegtay Goolhayahii Atletico Madrid

Kooxda Manchester United ayaa cadeysay in si rasmi ah ula wareegeen heshiiska goolhayaha kooxda Atletico Madrid David de Gea muddo shan sannadood ah. Golhayahaa reer Spain aya lala xidhiidhinayey inuu u waeegayo garoonka  Old Trafford ka dib marii goolhayahoodii Edwin van der Sar ka fadhiistay xilli ciyaareedkii dhamaaday. De Gea ayaa ka hadlay siduu ugu […]

Continue reading …

Leverkusen iyo Munich oo isku af-garan waayay Vidal

Comments Off on Leverkusen iyo Munich oo isku af-garan waayay Vidal
Leverkusen iyo Munich oo isku af-garan waayay Vidal

Kooxda Bayer Leverkusen ayaa cadeysay in kooxdu aanay ka iibin doonin  Arturo Vidal kooxda Bayern Munich ama koox kaloo ka tirsan horyaalka Bundesliga, isla markaana aanu laacibkaa khadka dhexe ka tegi doonin kooxda xagaagan. Laacibkaa reer Chile oo qaab ciyaareed fiican ka muujiyey xilli ciyaareedkii dhamaaay oo kooxdiisu soo gashay kaalinta labaad aya lala xidhiidhinayey […]

Continue reading …