Home » Archives by category » Sports
Shaxda Koox laga sameeyey Arsenal iyo Chelsea oo Caawa is-haleelaya iyo Natiijooyinka 10-kii Kulan ee u dambeyey

Shaxda Koox laga sameeyey Arsenal iyo Chelsea oo Caawa is-haleelaya iyo Natiijooyinka 10-kii Kulan ee u dambeyey

Natiijooyinka 10-kii Kulan u dambeeyey ee Horyaalka Premier League ay wada-yeesheen labada Kooxood  Kooxda Chelsea ayaa Isku fuuqsatay Shax lagu sameeyey ciyaartoyga ugu fiican boosaska ee kooxaha ka hor kulanka caawa ay labada kooxood isku haleeli doonaan. Kooxda Arsenal oo dooneysa inay dib ugu soo laabato waddada guulaha ayaa caawa gegida Emirates ku marti galineysa […]

Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan

Comments Off on Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan
Tababaraha kooxda Barcelona Luis Enrique oo sheegay inuu ka tagayo kooxda dhamaadka xili ciyaareedkan

Hargeysa(SLpost-ciyaaraha) Tababaraha kooxda wadankaasi spain ka dhisan ee barcelona luis enrique ayaa shaaciyey inuu ka tagi doona kooxda barcelona  dhamaadka xili ciyaareedkan, waxaanu sidaa ku sheegay shir jaari’id oo uu qaabtay habeenkii xalay ahaa.   tababare luis ayaan sheegin kooxdu tagi doono balse wuxuu ku tibaaxay inuu sii wadi doono  shaqadiisa tababarinmo

Continue reading …

Manchester United oo hanatay koobka EFL Cup

Comments Off on Manchester United oo hanatay koobka EFL Cup
Manchester United oo hanatay koobka EFL Cup

(SLpost) Goolkii uu Zlatan Ibrahimovic dhaliyay ciyaarta oo sii dhamaanaysa ayaa xaqiijiyay hanashada koobka EFL Cup. Waana koobkii koobaad ee uu kooxda u soo hoyiyo tababaraha Manchester United Jose Mourinho tan iyo markii la magacaabay xagaagii, iyadoo uu ka guulaystay Southampton oo dhiiranaan ka muuqatay intii ay socotay ciyaarta oo ka dhacday garoonka Wembley. Southampton […]

Continue reading …

Tabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey

Comments Off on Tabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey
Tabobaraha Mo Farah oo eedo hor leh loo soo jeediyey

UK(SLPOST) Warbixin sir ah oo la helay ayaa tibaaxday in tabobaraha Maraykanka ah ee lalya xiddiga ciyaaraha Olombikada, Mo Farah, ay suurto gal tahay inuu jabiyey xeerarka mamnuucaya adeegsiga dawooyinka kordhiya adkaysiga jidhka aadanaha. Alberto Salazar ayaa baadhitaan lagu hayey tan iyo intii barnaamijka BBC Panorama soo bandhigay eedo ah in ay jireen cadaymo muujinayey in […]

Continue reading …

Shabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada

Comments Off on Shabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada
Shabakadda CADALOOL.COM oo lagu abaal-mariyey Doorkii ay ka qaadatay Baahinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada

Hargeysa (SLpost)- Munaasibad Habeen hore lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa Shahaado-Sharafyo lagu Guddoonsiiyey Dadkii ka qayb-qaatay Hirgelinta Tartankii Ciyaaraha Gobollada Somaliland iyo Warbaahintii sida Joogtada Gudaha iyo Dibaddaba ugu gudbinayey tartankaasi. Xafladdan oo Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Shahaado-sharafyo ku guddoonsiisay Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka sida tooska ah iyo sida Dadban ba […]

Continue reading …

Hay’ad Caalami ah oo ku Baaqday in Ruushka Laga Joojiyo Ciyaaraha Fudud

Comments Off on Hay’ad Caalami ah oo ku Baaqday in Ruushka Laga Joojiyo Ciyaaraha Fudud
Hay’ad Caalami ah oo ku Baaqday in Ruushka Laga Joojiyo Ciyaaraha Fudud

  Moscow(SLpost)-Hay’ada caalamiga ah ee ka hortaga dawooyinka jidhka xoojiya ayaa ku baaqday in Ruushka laga mamnuuco tartamada ciyaaraha fudud, kaddib markii ay soo baxday warbixin sheegeysa in ciyaaryahannada dalkaasi ay dawooyin mamnuuca ah adeegsadeen.   Warbixinta ayaa waxa ay daaha ka qaaday waxa ay ugu yeedhay hab ballaadhan oo abaabulan oo ah adeegsiga dawooyinka […]

Continue reading …

Liiska Ciyaaryahanada U Tartamaya Kubbadda Dahabka ah oo la soo Saaray

Comments Off on Liiska Ciyaaryahanada U Tartamaya Kubbadda Dahabka ah oo la soo Saaray
Liiska Ciyaaryahanada U Tartamaya Kubbadda Dahabka ah oo la soo Saaray

  (SLpost)-Ururka caalamiga ah ee Kubadda Cagta dunida ee FIFA, ayaa soo saaray liiska magacyada musharixiinta ciyaartoyga sannadkan u tartami doona abaalmarinta FIIFA, ay bixiso ee kubadda dahabka ah ee la siiyo ciyaaryahanka laacibka ah ee dunida ugu wanaagsan.     Liiska musharaxiinta ciyaartoyga u tartami doona abaal-marintan qiimaha badan ayaa ayaa waxa ku jira […]

Continue reading …

Tababarihii Xulka Gobolka Saaxil iyo 15 Ciyaartooy Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Dhaliyey

Comments Off on Tababarihii Xulka Gobolka Saaxil iyo 15 Ciyaartooy Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Dhaliyey
Tababarihii Xulka Gobolka Saaxil iyo 15 Ciyaartooy Oo Is Casilay Iyo Sababaha Ku Dhaliyey

  Hargeysa(SLpost) – Tababarihii xulka kubadda cagta ee gobolka Saaxil, Mr. Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi-ahaanba iska casilay xilkii tababarenimo ee gobolka Saaxil, ka dib markii sida uu sheegay uu dhibaatooyin badan kala kulmay Badhasaabka Gobolka iyo isku-duwaha ciyaaraha Saaxil.       Tababare Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), ayaa xulka […]

Continue reading …

Afarta Xul ee Ka Soo Baxay Isreebreebkii Ciyaaraha Gobolada ee Qaybta Burco oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

Comments Off on Afarta Xul ee Ka Soo Baxay Isreebreebkii Ciyaaraha Gobolada ee Qaybta Burco oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay
Afarta Xul ee Ka Soo Baxay Isreebreebkii Ciyaaraha Gobolada ee Qaybta Burco oo Maanta Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay

  Hargeysa(SLpost)-Xulalka Gobolada Sool, Xaysimo, Daadmadheedh iyo Sanaag oo ah afarta xul ee ka soo baxay wareeggii isreebreebka ahaa ee garoonka Alemsay, Burco ka qabsoomay ayaa si diiran loogu dhaweeyay duleedka magaalada Hargeysa. Wareeggii Sideed-dhammaadka oo Garoonka Hargeysa ka bilaabmaya ayey afartan xul u yimaadeen in ay ka qaybgalaan. Xulalka goboladan afarta ah oo ay […]

Continue reading …

YURUB: Qiimaha Lagu Daawado Ciyaaraha Oo Hoos Loo Dhigay

Comments Off on YURUB: Qiimaha Lagu Daawado Ciyaaraha Oo Hoos Loo Dhigay
YURUB: Qiimaha Lagu Daawado Ciyaaraha Oo Hoos Loo Dhigay

  Qiimaha lagu daawado ciyaaraha kubadda cagta ee kooxaha ugu heerka sarreeya Yurub ayaa hoos u dhacay sanadkii la soo dhaafay, iyadoo qaar ka mid ah kooxaha ugu waa weyn dunida ay hoos u dhigeen qiimaha lagu daawado hal ciyaar boqolkiiba 85, halka tigidhada sanadkana xoos loo dhigay boqolkiiba 40, waxaa sidaasi lagu ogaaday daraasad […]

Continue reading …
Page 1 of 13123Next ›Last »