Home » Archives by category » Qormooyin Khaas ah
DOOXO-GUBAN Maxaad Ka Taqaannaa?

DOOXO-GUBAN Maxaad Ka Taqaannaa?

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo barnaamij qurux badan oo laga soo diyaariyay Dooxoguban oo ka tirsan gobalka Saaxil, deegaankaas ayaa ah mid ay ku yaalaan dhul beereed baaxad leh.  

Eed ha qaadin!

Comments Off on Eed ha qaadin!
Eed ha qaadin!

  Masuuliyaddu ama xilku sidaad mooday maaha wax lacag, Magac, Maamuus, Sharaf iyo Haybad laga kasbado waa ay qodxo, xagtimo, xurguf iyo hantaaqo badantahay oo wajigaaga, cibaadada iyo aakhiradaadaba waxey kaga tageysaa dhawacyo aanad kasoo kaban. Waxa ay ka bilaabanta masuuliyadu waa naftaada haa, naftaada ayaad ugu horeyn ka masuul tahay iyo haddba cidii kaa […]

Continue reading …

Halis balaadhan oo laga helay dadka isticmaala Internet-ka waqtiga Hurdad ka hor : Daraasad Cusub

Comments Off on Halis balaadhan oo laga helay dadka isticmaala Internet-ka waqtiga Hurdad ka hor : Daraasad Cusub
Halis balaadhan oo laga helay dadka isticmaala Internet-ka waqtiga Hurdad ka hor : Daraasad Cusub

(SLPOST)Waxaa hubaal ah in dadka xiligaan jira intooda badan ay isticmaalaan Internet, ayadoo waliba ay jiraan qaar ku qabatimay, isla markaana saacad walba lagu dhex arko isticmaalka aaladaha kala duwan ee Internet-ka. Hadaba iyadoo taasi jirto ayaa hadana dadka intooda badan waxa ay internet-ka isticmaalaan xiliyada habeenkii ka hor hurdada, taasoo digniin iyo qeylo dhaan […]

Continue reading …

Shakhsiyaad iyo Ururro laga yaqaano Dhulka Soomaalida oo laga Xayiray Hantidooda iyo Socdaallo ay dibadda ugu baxaan – QAYBTA 1AAD

Comments Off on Shakhsiyaad iyo Ururro laga yaqaano Dhulka Soomaalida oo laga Xayiray Hantidooda iyo Socdaallo ay dibadda ugu baxaan – QAYBTA 1AAD
Shakhsiyaad iyo Ururro  laga yaqaano Dhulka Soomaalida oo laga Xayiray Hantidooda iyo Socdaallo ay dibadda ugu baxaan – QAYBTA 1AAD

New York, 1 March, 2012 (SLpost)- Bishii hore daba-yaaqadeedii, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay waxay soo saareen liiska shakhsiyaad iyo hay’ado lagu tiriyey inay yihiin ama xidhiidh la leeyihiin ururrada loo yaqaanno Argagixisada, kuwaas oo bulshada Caalamku meel uga soo wada-jeeddo sidii looga hortagi lahaa waxyeelladooda. Hordhicii Qormooyinkan Taxanaha ah, waxaanu ku soo qaadannay go’aanka […]

Continue reading …

GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu soo rogay

Comments Off on GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu soo rogay
GOLAHA AMMAANKA: Liiska Magacyada Shakhsiyaadka iyo hay’adaha ka jira Dhulka Soomaalida ee Xannibaadaha lagu  soo rogay

“Waxa laga xanibay socdaalada, hantidoodii mood iyo nool, iyo tegitaanka meel kale”

Continue reading …