Home » Archives by category » Maqaallo
Somaliland: Dal 10 Tallaabo hore u qaadaya 40 Maalmood gudahood – WARBIXIN

Somaliland: Dal 10 Tallaabo hore u qaadaya 40 Maalmood gudahood – WARBIXIN

Wax ka ogow Arrimo badan oo ku saabsan Doorashada Somaliland looga dareerayo Isniinta Beri’ Warbixin – by Saleebaan Kalshaale Somaliland, waxa maalinta Isniinta ee 13 November looga dareerayaa codbixinta Doorasho madaxweyne oo wax badan kaga duwan kuwii hore dalkan uga dhacay, laga soo bilaabo markii ay madaxbanaanideeda kala soo noqotay Soomaaliya 1991-kii. Doorashadan oo qabsoomideedu […]

Muwaadin U Dooro Hoggaaminta Shanta Sanno Ee Soo Socota Halgamaa Samo Talisa Oo Hal-Adayg Iyo Hadaf Cad Lagu Yaqaano – Qalinkii: Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle

Comments Off on Muwaadin U Dooro Hoggaaminta Shanta Sanno Ee Soo Socota Halgamaa Samo Talisa Oo Hal-Adayg Iyo Hadaf Cad Lagu Yaqaano – Qalinkii: Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle
Muwaadin U Dooro Hoggaaminta Shanta Sanno Ee Soo Socota Halgamaa Samo Talisa Oo Hal-Adayg Iyo Hadaf Cad Lagu Yaqaano – Qalinkii: Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle

Nin daneeya baahida dalkoo danaha guud eega     Nin daryeela maatida dadkoo dayrin noloshooda Daldaloolka nin naga awdayoo naga daboolaaya Daba socodka duumada qabiil naga dawaynaaya Dulqaadkaaga Eebow adaa lagu dakeeyaaye Deeqdaadu Eebow adaa dunida gaadhaaye Qofkaad doorto Eebow adaan cidina diidayne Noo door Allahayow adaan kaa dalbanayaaye Erayadii iyo Qalinkii:Abwaan Sacad X Maxamuud Gadhle . […]

Continue reading …

Somaliland: Xayiraadda Baraha Bulshada – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Comments Off on Somaliland: Xayiraadda Baraha Bulshada – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)
Somaliland: Xayiraadda Baraha Bulshada – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Go’aankii ay guddida doorashooyinka Somaliland shirkadaha isgaadhsiinta kaga dalbadeen inay xayiraan barashada bulshada, waxa uu u muuqdaa go’aan salka ku haya laba daran mid dooro: In la helo nabad iyo degenaansho inta lagu hawlan yahay doorashada iyo natiijadeeda, lagana badbaado wararka been-abuurka ah ee bulshada kicinaya. In la lumiyey xorriyaddii hadalka ee bulshada iyo fikir […]

Continue reading …

CODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA – Mustashar Axmed Xasan Carwo

Comments Off on CODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA – Mustashar Axmed Xasan Carwo
CODKAAGA KU CAYMI DALKAAGA – Mustashar Axmed Xasan Carwo

Waxaan maqaalkii hore ku soo qaaday qaar ka mid ah sifooyinka murashaxiinta Kulmiye kaga mudan yihiin murashaxiinta kale, maantana gadaal ayaan qaar kale ku sheegi doonaa. Laakiin aan toos ula hadlo bulshoweynta danyarta u badan ee dalkeena. Wallow horumar lexaad leh xukuumadda kulmiye dalka gaadhsiisay, haddana saboolnimada iyo shaqo la’aanta looma helin xal munaasib ah. […]

Continue reading …

Diiftii, Daalkii iyo Hirdankii Ololuha laga nasay ee Maxaa xiga. Qalinkii Mustafe Abdi Hassan.. Mr Wayrax

Comments Off on Diiftii, Daalkii iyo Hirdankii Ololuha laga nasay ee Maxaa xiga. Qalinkii Mustafe Abdi Hassan.. Mr Wayrax
Diiftii, Daalkii iyo Hirdankii Ololuha laga nasay ee Maxaa xiga. Qalinkii Mustafe Abdi Hassan.. Mr Wayrax

Somaliland oo ah wadan aan wali aqoonsi ka helin aduun waynaha ayaa maalmahan waxaa ka socday Udiyaar garowga Doorashada Madaxwaynaha Mustaqbal dhow ee Somaliland. Somaliland waxaa ka jira saddex xisbi Qaran, UCID, WADANI iyo KULMIYE, Saddexdan Labba kamid ah waa mucarid Ucid iyo Wadani halka kulmiyena ka yahan Xisiga muxaafidka ah ee talada dalka haya, […]

Continue reading …

Wax ka ogow Haldoorkii kaalinta Fiican Ku Lahaa Ee Aan Ka Soo Muuqan Fagaarayaasha Kasbashada Shacabka Ololahii Xisbiga Kulmiye

Comments Off on Wax ka ogow Haldoorkii kaalinta Fiican Ku Lahaa Ee Aan Ka Soo Muuqan Fagaarayaasha Kasbashada Shacabka Ololahii Xisbiga Kulmiye
Wax ka ogow Haldoorkii kaalinta Fiican Ku Lahaa Ee Aan Ka Soo Muuqan Fagaarayaasha Kasbashada Shacabka Ololahii Xisbiga Kulmiye

Hargaysa (Slpost) Sida Laga War Qabo Ololaha Doorashada Madaxtinimada Somaliland Waxaa Uu Socday Mudo 21 Maalmood Ah Taas Oo Xisbi Walba Lahaa 7maalmood Oo Uu Barnaamijkiisa Siyaasadeed U Soo Bandhigo Bulshada, Aynu Wax Ka Barano Xubno Isugu Jira Dhalinyaro  Wiilal Iyo Gabdho, Kuwaas Oo Isu Xilqaamay In Bulshadooda Fahamsiiyaan Kuna Qanciyaan Barnaamijka Wax Qabad Ee […]

Continue reading …

Codbixiyeyaal Kala Fog – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).

Comments Off on Codbixiyeyaal Kala Fog – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).
Codbixiyeyaal Kala Fog – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare).

Barnaamij muuqaal ah oo dhawaan lagu sameeyey magaalada Oslo ee caasimada Norway, ayaa lagu soo bandhigay waxa qofka sirta u ah ee aanu cid kale u sheegin. Barnaamijka oo la sameeyey xilli hawlo doorasho lagu jiray, ayaa waxa ugu mudnaa laba weydiimood oo la kala weydiinayey dadka asal ahaan Noorwiijiga ah iyo dadka aan ahayn […]

Continue reading …

May U Meel Dayaan – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

Comments Off on May U Meel Dayaan – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)
May U Meel Dayaan – WQ: Cabdishakuur Xaaji Muxumed (Heersare)

  Waxa uu ku nool yahay dacalka waqooyi ee caalamka. Habeen keliya isuma arko inuu ka maqan yahay dalkiisii hooyo. Mararka qaar waxa ku wada kulma farxad iyo naxdin is barbar socda, oo xaalado kala duwan ku kala saabsan. Waxa dhib ugu filan dhawaaq aan laga fiirsan oo si yar loogu tiraabay, oo markiiba ay […]

Continue reading …

HALA DHAWRO SHARAFTA DOORASHADDA W/Q: HASSAN SHEIKH HUSSEIN OMAR

Comments Off on HALA DHAWRO SHARAFTA DOORASHADDA W/Q: HASSAN SHEIKH HUSSEIN OMAR
HALA DHAWRO SHARAFTA DOORASHADDA W/Q: HASSAN SHEIKH HUSSEIN OMAR

Waxaa ayaan daro ah in maalinkasta tv yadda aan kadaawano ololihii loogu talagalay in xisbi waliba kusoo bandhigo barmaamij siyaasadeed ka.   Waxaan salaamayaa dhammaan dadwaynaha REER SOMALILAND daljoog iyo dibad joogba . Salaan kadib waxaan aad ula socdaa ololaha doorashadda ee dalka ka socda Waxaan ku Hambalyaynayaa Xibiyadda Sidii Ay Uga Qaybgaleen Doodii Dhexmartay […]

Continue reading …

Faa’iiddad Ololaha Waxa Ka badan Khasaaraha Uu Gaadhsiinayo Dhaqanka Suuban Ee Diinta Iyo Dhaqaalaha Bulshadda-W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)

Comments Off on Faa’iiddad Ololaha Waxa Ka badan Khasaaraha Uu Gaadhsiinayo Dhaqanka Suuban Ee Diinta Iyo Dhaqaalaha Bulshadda-W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Faa’iiddad Ololaha Waxa Ka badan Khasaaraha Uu Gaadhsiinayo Dhaqanka Suuban Ee Diinta Iyo Dhaqaalaha Bulshadda-W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer-yare)

Aniga oo aan marnaba jeclayn in aan ku dhex milmo siyaasadda xisbiyadda ee reeraha ku dhisan, isla markaana aan hal mar la iga maqlayn in xisbi hebel la taageero ama la doorto, weliba waxa taas dheer wakhtiyadda doorashadda oo xammaasada iyo kacsanaanta xisbiyadu iska sarayso, in haddana wixii wanaag iyo horumar iila muuqda, bulshadda inta […]

Continue reading …
Page 1 of 290123Next ›Last »