Home » Archives by category » News (Page 3)

SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta

Comments Off on SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta
SOMALILAND: Wasaaradda Caafimaadka oo Bilowday Mashruucii ugu ballaadhnaa oo lagu sahaminayo Heerka NAFAQADA Hooyada iyo Dhallaanta

Hargeysa (SLpost)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland oo kaashanaysa hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalaamiga ah ee ay wada-shaqaynta leeyihiin, ayaa bilaabay Mashruuc loogu kuur-galayo isla markaana lagu sahaminayo Heerarka Nafaqada Hooyada iyo Dhaqaanka ee gobollada iyo degmooyinka dalka. Qorshahan oo lagu tilmaamay kii ugu ballaadhnaa ee lagu sahaminayo isla markaana lagu kobcinayo xaaladda Caafimaad ee […]

Continue reading …

Biyo-gelinta Caasimadda Hargeysa oo la bilaabay iyo masuuliyiin ka hadlay Qorshe loo dejiyey

Comments Off on Biyo-gelinta Caasimadda Hargeysa oo la bilaabay iyo masuuliyiin ka hadlay Qorshe loo dejiyey
Biyo-gelinta Caasimadda Hargeysa oo la bilaabay iyo masuuliyiin ka hadlay Qorshe loo dejiyey

Hargeysa (SLpost)- Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood oo ay weheliyaan Maayarka iyo Xoghayaha Fulinta Caasimadda iyo Guddiga Biyo-ballaadhinta Hargeysa, ayaa saaka goob-joog ka ahaa gebo-gebada sahamin lagu samaynayey biyo-gelinta magaalada, taas oo maanta soo af-meertay shirkad gacanta ku haysay sahaminta oo maanta la soo af-meeray. Sarkaal ka socday shirkadda sahaminta samaynaysa ayaa faahfaahin […]

Continue reading …

GOB STORE: Xarun Ganacsi nooceedu ku yar yahay Somaliland oo la ballaadhiyey iyo Adeegyo lagu soo kordhiyey

Comments Off on GOB STORE: Xarun Ganacsi nooceedu ku yar yahay Somaliland oo la ballaadhiyey iyo Adeegyo lagu soo kordhiyey
GOB STORE: Xarun Ganacsi nooceedu ku yar yahay Somaliland oo la ballaadhiyey iyo Adeegyo lagu soo kordhiyey

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Jamaal Caydiid Ibraahim, ayaa xalay xadhigga ka jaray dib-u-habayn iyo ballaadhin lagu sameeyey Xarunta Ganacsi ee Gob Store oo nooceedu ku yar yahay Somaliland. Xarunta Ganacsi ee Gob Store ayaa macaamiisheeda alaabta kaga iibisa Nidaamka Casriga ah ee Online Shopping oo ah in qofku isaga oo gurigiisa jooga alaabta […]

Continue reading …

Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh Wada-shaqayneed oo gaar ah

Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh Wada-shaqayneed oo gaar ah
Xukuumadda Somaliland oo Qaramada Midoobay u gudbisay Codsi ay ku dalbanayso Xidhiidh Wada-shaqayneed oo gaar ah

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Qaramada Midoobay u dirtay codsi ay ku dalbatay in ergay gaar ah u soo magacawdo dalkeeda, waxaana ay kula talisay inay Somaliland iyo Somaliya kala saaraan. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Prof:Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa ugu horayn isagoo ka hadlaya ergayga ay Qaramada Midoobay soo […]

Continue reading …

Beesha Bariga Burco oo Madaxweyne Muuse Biixi ka dalbatay Kulan gaar ah oo uu la yeesho

Comments Off on Beesha Bariga Burco oo Madaxweyne Muuse Biixi ka dalbatay Kulan gaar ah oo uu la yeesho
Beesha Bariga Burco oo Madaxweyne Muuse Biixi ka dalbatay Kulan gaar ah oo uu la yeesho

Hargeysa (SLpost)- Beesha Bariga Burco ayaa madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi ka dalbatay kulan ah oo uu la yeesho Madax-dhaqameedka, Wax-garadka iyo Odayaasha Beeshaas. Boqor Cusmaan Buur-madow oo maanta magaalada Hargeysa kula hadlay weriye ka tirsan Eryal Tv, ayaa sheegay inay madaxweynaha ka dalbanayaan kulan gaar ah oo uu beeshooda la yeesho. FAAHFAAHINTA WARKAN KA […]

Continue reading …

Wasiirka Difaaca Ingiriiska oo ka hadlay Nuxurka Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi

Comments Off on Wasiirka Difaaca Ingiriiska oo ka hadlay Nuxurka Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi
Wasiirka Difaaca Ingiriiska oo ka hadlay Nuxurka Kulan Hargeysa ku Dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (SLpost)- Xoghayaha difaaca Ingiriiska Gavin Williamson, ayaa sheegay inay isaga iyo Madaxweyne Biixi ka wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada wadan ee Somaliland iyo Ingiriiska. Xoghayaha difaaca Gavin, ayaa qoraal kooban oo uu shalay soo dhigay barta uu ku leeyahay twitterka wuxuu ku yidhi “Waxa sharaf ii ahayd inaan la kulmo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi, […]

Continue reading …

Maamulka Puntland oo Doortay Madaxweyne ku madaxweyne ku-xigeen Cusub

Comments Off on Maamulka Puntland oo Doortay Madaxweyne ku madaxweyne ku-xigeen Cusub
Maamulka Puntland oo Doortay Madaxweyne ku madaxweyne ku-xigeen Cusub

Hargeysa (SLpost)- Baarlamaanka Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa maanta doortay madaxweyne iyo madaxweyne ku-xigeen cusub. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland halka Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) loo doortay madaxweyne ku-xigeenka Puntland. Saciid Cabdullaahi Deni ayaa helay helay 35 cod halka Jen Asad Cismaan Cabdullaahi Diyaano uu helay 31 cod kaddib […]

Continue reading …

Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Ku Gacan-saydhay Dhex-dhexaadin laga galo Khilaafka Axsaabta Qaranka

Comments Off on Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Ku Gacan-saydhay Dhex-dhexaadin laga galo Khilaafka Axsaabta Qaranka
Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI oo Ku Gacan-saydhay Dhex-dhexaadin laga galo Khilaafka Axsaabta Qaranka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku gacan-saydhay Guddi dhex-dhexaadin ah oo loo xil-saaray dhex-dhexaadinta Xisbiyada Qaranka oo isku khilaafsan qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada. Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa diiddan isla markaana kalsoonida kala noqday Guddiga Doorashooyinka ee xilligan xilka haya, waxaanu xisbigu ku doodayaa in gebi ahaanba la kala […]

Continue reading …

Somaliland: Muwaaddiniin Shaaciyey in Boqollaal Baloodh Xukuumaddu Xoog kaga Qaadday oo Baaq u Diray Madaxweynaha

Comments Off on Somaliland: Muwaaddiniin Shaaciyey in Boqollaal Baloodh Xukuumaddu Xoog kaga Qaadday oo Baaq u Diray Madaxweynaha
Somaliland: Muwaaddiniin Shaaciyey in Boqollaal Baloodh Xukuumaddu Xoog kaga Qaadday oo Baaq u Diray Madaxweynaha

Hargeysa (SLpost)- Soddon Muwaaddin oo reer Somaliland ah, ayaa cabasho ka muujiyey Dhul ay lahaayeen oo ay sheegeen inay dawladdu si badheedh ah uga qaadday. Dhulkaas ayey sheegeen Xubnahani inay maalgeliyaan oo ay Dugsiyo waxbarasho, Cusbitaallo caafimaad iyo Wershado, balse loo sheegay in Madaxtooyo laga dhisayo. Qoraal ay ku saxeexan yihiin Xubnaha Guddiga Mulkiilayaashaas oo […]

Continue reading …

SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay

Comments Off on SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay
SOLNAP oo abaalmarinno Guddoonsiiyey Shaqsiyaad Kala Duwan oo wax-qabadkooda lagu maamuusay

Hargeysa (SLpost)-Ururka SOLNAP ayaa maanta abaalmarinno guddoonsiiyey shaqsiyaad isugu jira masuuliyiin Dowladeed, ganacsato, abwaanniin iyo qaar kale ka kala tirsan qaybaha bulshada rayidka ah. FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE  

Continue reading …