Home » Archives by category » News (Page 2)

Shirkadda Daabacadda Sagaljet oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaaleeda Kartida muujiyey sannadkii dhammaaday

Comments Off on Shirkadda Daabacadda Sagaljet oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaaleeda Kartida muujiyey sannadkii dhammaaday
Shirkadda Daabacadda Sagaljet oo Abaalmarinno ku maamuustay Shaqaaleeda Kartida muujiyey sannadkii dhammaaday

“Qofka kaa Shaqaale wanaagsan iyo qofka kaa Istaraatajiyad fiican waligaa ma gaadhid, SAGALJET-na sidaasoo kale ayay tahay”  Hargeysa (SLpost)- Shirkadda Daabacaadda ee SAGALJET, ayaa maanta abaal-marinno guddoonsiisay qaar ka mid ah shaqaale-weynaha ee shirkadda ee shaqo-wanaagga iyo dedaalka dheeraadka muujiyey sannadkii tagay ee 2018-kii. Munaasibad ballaadhan oo shirkaddu maanta ku qabatay magaalada Hargeysa, waxa ka […]

Continue reading …

“Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska Farmaajo laga maamulo oo Somaliland u dhashay” – Wasiir Hinda Gaani

Comments Off on “Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska Farmaajo laga maamulo oo Somaliland u dhashay” – Wasiir Hinda Gaani
“Waxa jira Dhalinyaro Xafiiska Farmaajo laga maamulo oo Somaliland u dhashay” – Wasiir Hinda Gaani

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi (Hinda Gaani), ayaa shaaca ka qaadday inay jiraan dhalinyaro u dhalatay Somaliland oo u badheedhay hadimaynta iyo wax-yeellada qaranimada, isla markaana laga maamulo xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya. Wasiirku waxa ay sheegtay in dhalinyarada oo qaarkood yihiin Suxufiyiin ay mushahar ka qaataan  isla markaana u […]

Continue reading …

“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” GudDoomiye Faysal Cali Waraabe

Comments Off on “Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” GudDoomiye Faysal Cali Waraabe
“Doorashadaasi Maanta Haddii Ay Dib U Dhacdo Dalkeenu Wuxuu Galaya Mugdi..,” GudDoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka dayriyey saamaynta ay qaranimada Somaliland ku yeelan karto dib-u-dhac ku yimaadda Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo ku muddeysnaa in la qabto horaanta sannadkan. Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta la hadlay Warbaahinta, waxa uu ku dooday in doorashooyinka oo dib […]

Continue reading …

Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo go’aan ka soo saaray Xiisadda Qabsoomidda Doorashooyinka

Comments Off on Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo go’aan ka soo saaray Xiisadda Qabsoomidda Doorashooyinka
Xisbiyada UCID iyo Kulmiye oo go’aan ka soo saaray Xiisadda Qabsoomidda Doorashooyinka

Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Talada dalka haya ee Kulmiye iyo Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta go’aan ka soo saaray muranka ka aloosan qabsoomidda doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiilada. FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN  

Continue reading …

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagu Qiimaynayo Wax Soo-saarka Dalka Ee Sanadkii Hore + SAWIRRO

Comments Off on Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagu Qiimaynayo Wax Soo-saarka Dalka Ee Sanadkii Hore + SAWIRRO
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Hargeysa Ka Furay Shir Lagu Qiimaynayo Wax Soo-saarka Dalka Ee Sanadkii Hore + SAWIRRO

Hargeysa (SLpost) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ka furay Shirka qiimaynta Wax soo-saarka Dalka, kaasi oo sannad kasta hal mar la qabto. Shirkan oo ay qabatay Hay’adda FSNAU/FAO ayaa waxa ka qayb-galay Hay’adaha Qaramada Midoobay sida FAO, WFP iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee ka shaqeeya […]

Continue reading …

Xukuumadda Somaliland oo lagula taliyey inay la timaaddo Qorshe ay kaga hortagayso Hadimada Soomaaliya

Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo lagula taliyey inay la timaaddo Qorshe ay kaga hortagayso Hadimada Soomaaliya
Xukuumadda Somaliland oo lagula taliyey inay la timaaddo Qorshe ay kaga hortagayso Hadimada Soomaaliya

Hargysa (SLpost)- Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay la timaado Siyaasad ay ku waajahado isku day kasta oo Dawladda Somaliya, doonayso inay Somaliland wax ku yeesho. Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika, ayaa ugu horeyn hadalkiisi ku bilaabay “Somaliland […]

Continue reading …

Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID

Comments Off on Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID
Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID

Xisbiga WADDANI oo weli ka maqan Miiska wada-xaajoodka Khilaafka Qabsoomidda Doorashada iyo Natiijada Kulan mar kale ay isku kaligeysteen KULMIYE IYO UCID FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE

Continue reading …

Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland

Comments Off on Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland
Xukuumadda Somaliland oo ka jawaabtay Hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda horumarinta Biyaha Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay inaanay waxba iska beddelin rejadii ay ka qabeen isbeddelka maamul ee ka hirgalay maamul goboleedka Puntland. Wasiir Saleeebaan waxa uu sheegay inay dowlad ahaan rejo ka qabeen isla markaana si dhow ula socdeen isbeddelka maamul ee Puntland isla markaana ay rejaynayeen inay […]

Continue reading …

SOMALILAND: Hablaha Suxufiyiinta ah oo tartan loo qabanyo

Comments Off on SOMALILAND: Hablaha Suxufiyiinta ah oo tartan loo qabanyo
SOMALILAND: Hablaha Suxufiyiinta ah oo tartan loo qabanyo

Hargeysa (SLpost)- Ururka Hablaha Suxufiyiinta ah ee Somaliland ee WIJA oo kaashanaya hay’adda mucaawimooyinka dibadda u qaabilsan Boqortooyada Ingiriiska ee UKAID, ayaa tartan u qabanaya hablaha suxufiyiinta ee ka hawl-gala warbaahinta kala duwan ee Somaliland. Hablaha tartanka loo qabanayo ayaa looga baahan yahay inay kaga qayb-qaataan barnaamijyo ay ka diyaarinayaan saddex mawduuc oo ka kala […]

Continue reading …

Wasiir Guri-barwaaqo oo sharraxay Aqoon-korodhsi xidhiidhka warbaahinta Xorta ah oo uu ka helay Siminaaro loogu qabtay Dalka Ingiriiska

Comments Off on Wasiir Guri-barwaaqo oo sharraxay Aqoon-korodhsi xidhiidhka warbaahinta Xorta ah oo uu ka helay Siminaaro loogu qabtay Dalka Ingiriiska
Wasiir Guri-barwaaqo oo sharraxay Aqoon-korodhsi xidhiidhka warbaahinta Xorta ah oo uu ka helay Siminaaro loogu qabtay Dalka Ingiriiska

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo) oo socdaal ku jooga dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa faahfaahin ka bixiyey natiijada kulamo uu la qaatay madaxda hay’ado warbaahineed oo ka hawl-gala dalkaas iyo sidoo kale masuuliyiin ka tirsan dowladda Ingiriiska oo u ballan-qaaday inay ka caawinayaan sidii ay kor ugu qaadi […]

Continue reading …