Home » Archives by category » News (Page 1109)

Somaliland oo shaacisay Qorshe ay Ganacsato Shiine ahi Maalgashi uga fuliyaan Dalkeeda

Comments Off on Somaliland oo shaacisay Qorshe ay Ganacsato Shiine ahi Maalgashi uga fuliyaan Dalkeeda

Hargeysa (SLpost)-  Xukuumadda Somaliland, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaadday in dalkeeda ay dhawr goor oo kala dambaysay Safarro kala duwan ku yimaaddeen Masuuliyiin ka socday dawladda Shiinaha oo sheegtay inay yihiin Ganacsato, kuwaasoo qiimaynayey sidii ay Somaliland u maal-gashan lahaayeen. Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadba Badaha Somaliland Cabdillaahi Jaamac Cismaan (Geeljire), ayaa daboolka ka […]

Continue reading …

Mudaharaad xubno Baarlamaanka Baxrayn ka tirsani ka qayb galeen oo lagu canbaareeyay hoggaanka Suuriya

Comments Off on Mudaharaad xubno Baarlamaanka Baxrayn ka tirsani ka qayb galeen oo lagu canbaareeyay hoggaanka Suuriya

Manama  (SLpost): Xarunta dalka Baxrayn waxa maalintii shalay ka dhacay Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo siyaasadaha iyo xooga dawladda Suuriya ku muqiininayso dadka ka soo horjeeeda maamulka dalkaas. Mudaharaadkan oo ahaa mid si wayn loogu soo baxay waxa ka qayb galay xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaas, masuuliyiin sar sare oo boqortooyada ka mid ah, […]

Continue reading …

Mid kamid ah Aqoonyahanka Reer Saaxil oo Xabsiga loo taxaabay iyo sababaha xadhiggiisa

Comments Off on Mid kamid ah Aqoonyahanka Reer Saaxil oo Xabsiga loo taxaabay iyo sababaha xadhiggiisa

Berbera  (SLpost) – Dr. Maxamed Haybe Nuux oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Saaxil ayaa Saqdii dhexe ee habeen-hore lagu soo xidhay Saldhigga dhexe ee Booliska magaalada Berbera, ka dib markii fiidkii habeenkaas Booliska Degmada Sheekh ka soo qabteen isla magaalada Sheekh. Ma jiraan warar rasmi ah oo illaa hadda sheegaya sababta Xadhigga Maxamed Haybe oo […]

Continue reading …

Odoyaal Dowladda Ku Dhaliilay Inay Ka Gaabisay Badbaadintii Gadhii Uu Qofku Ku Dhintay Caaqilkuna Ku Dhaawacmay Ee Xalay Daadku Qaaday

Comments Off on Odoyaal Dowladda Ku Dhaliilay Inay Ka Gaabisay Badbaadintii Gadhii Uu Qofku Ku Dhintay Caaqilkuna Ku Dhaawacmay Ee Xalay Daadku Qaaday
Odoyaal Dowladda Ku Dhaliilay Inay Ka Gaabisay Badbaadintii Gadhii Uu Qofku Ku Dhintay Caaqilkuna Ku Dhaawacmay Ee Xalay Daadku Qaaday

Hargeysa (SLpost)- Caaqil Axmed Maxamed Cumar iyo oday Cabdi Axmed Cismaan (Kinaal), ayaa dowladda ku edeeyey inaan gurmadkii loo baahnaa loo fidin gadhigii uu xalay daadku ku qaaday dooxa Hargeysa ee qofku ku geeriooday, isla markaana dhaawacu ka soo gaadhay Caaqil Cabdi Xirsi Galow. Caaqil Axmed Maxamed Cumar oo dhacdadaa ka hadlayay ayaa yidhi “Xalay todobadii […]

Continue reading …

Wasiirka Gaashaan-dhigga oo sheegay inaanay Somaliland ku deg-degi doonin tallaabada la gudboon, jawaabna looga fadhiyo Puntland

Comments Off on Wasiirka Gaashaan-dhigga oo sheegay inaanay Somaliland ku deg-degi doonin tallaabada la gudboon, jawaabna looga fadhiyo Puntland
Wasiirka Gaashaan-dhigga oo sheegay inaanay Somaliland ku deg-degi doonin tallaabada la gudboon, jawaabna looga fadhiyo Puntland

Hargaysa (SLpost) – Wasiirka Gaashaan-dhigga Somaliland ayaa eedayn kulul iyo hanjabaad u jeediyay maamul-goboleedka Puntland ee Af-duubka iyo waxyeellaynta wax-shinimada leh u geystay masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsan oo wefti ahaan ku tagay degmada Taleex ee Gobolka Sool. Wasiirka oo Waraysi siiyaya Telefishanka Caalamiga ah ee Horn Cable TV ayaa iftiimiyay in Somaliland aanay ku […]

Continue reading …

Somaliland oo Caddaysay mawqifkeeda ku aaddan ka qayb-qaadashada Abaaraha Soomaaliya

Comments Off on Somaliland oo Caddaysay mawqifkeeda ku aaddan ka qayb-qaadashada Abaaraha Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa caddaysay mawqifkeeda ku wajahan kaalinta ay ka qaadanayso gurmadka loogu jiro shacbiga abaaruhu halakeeyeen ee waddanka Soomaaliya ee aynu dariska nahay. War-murtiyeed ka soo baxay kulankii maanta ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu guddoominayay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa lagu sheegay qodobbo dhawr ah oo khuseeya kaalinta Somaliland ee ka qayb-qaadashada […]

Continue reading …

Gabiley: Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha Wakiillada oo kulan xog-ogaal u noqosho ah la yeeshay Cuqaasha Gobolka

Comments Off on Gabiley: Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha Wakiillada oo kulan xog-ogaal u noqosho ah la yeeshay Cuqaasha Gobolka
Gabiley: Qaar ka mid ah xildhibaannada golaha Wakiillada oo kulan xog-ogaal u noqosho ah la yeeshay Cuqaasha Gobolka

Gabiley (SLpost)- Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa kormeer hawleed oo ay ugu kuur galayaan xaaladaha kala duwan ee dhinacyada nolosha iyo horumarka ee Gobolka Gabilay iyo xog-ogaal u noqoshada Hay’adaha Dawliga ah ee ka hawl-gala magaalada Gabiley ku yimi shalay. Isla markaana, waxay kulammo la yeesheen Cuqaasha Gobolka iyo Maamulka Dawladda hoose ee Gabiley. […]

Continue reading …

Maleeshiyo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland oo masuuliyiin Somaliland ka tirsan ka qafaashay degmada Taleex

Comments Off on Maleeshiyo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland oo masuuliyiin Somaliland ka tirsan ka qafaashay degmada Taleex
Maleeshiyo ka tirsan maamul-goboleedka Puntland oo masuuliyiin Somaliland ka tirsan ka qafaashay degmada Taleex

Taleex (SLpost)- Maleeshiyada maamul-goboleedka Puntland ayaa shalay jid-gooyo u galay, isla markaana khasaare kala duwan gaadhsiiyey Wefti ka socday dawladda Somaliland oo uu Hoggaaminayay Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ay weheliyaan masuuliyiin badan oo ka tirsan laamaha dawladda Gobolka Sool. Weftigaas oo socdaal shaqo ku tagayay degmada Taleex ee gobolka Sool, ayaa Maleeshiyada Puntland  jid-gooyo […]

Continue reading …

Madaxtooyada oo sababaysay dib-u-dhaca ku yimi Safarkii Madaxweynaha ee Shiinaha oo haatan dhowr maalmood ku sugan Addis Ababa

Comments Off on Madaxtooyada oo sababaysay dib-u-dhaca ku yimi Safarkii Madaxweynaha ee Shiinaha oo haatan dhowr maalmood ku sugan Addis Ababa

Addis Ababa (SLpost)- Madaxtooyada Somaliland, ayaa dib-u-dhaca iyo habsanka ku yimi wakhtigii loogu qorsheeyey in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Weftiga uu hoggaaminayaa ku tagaan dalka Shiinaha ku eedaysay Duuliyihii waday Diyaaraddii Weftigu ka raacay Hargeysa. Waxa ay dib-u-dhacaas Madaxtooyadu dusha ka saartay Duuliyaha Diyaaraddii Madaxweynaha iyo Weftigiisa ka qaadday Hargeysa Axaddii toddobaadkan oo […]

Continue reading …

Xukuumadda oo maamul-goboleedka Puntland shuruud la’aan kaga dalbatay inay ku sii daayaan masuuliyiinta u af-duuban

Comments Off on Xukuumadda oo maamul-goboleedka Puntland shuruud la’aan kaga dalbatay inay ku sii daayaan masuuliyiinta u af-duuban
Xukuumadda oo maamul-goboleedka Puntland shuruud la’aan kaga dalbatay inay ku sii daayaan masuuliyiinta u af-duuban

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ayaa hanjabaad iyo digniin u jeediyey Maamul-gobolleedka Puntland oo shalay si lama filaan ah u weeraray Wefti ka socday dawladda Somaliland, kuwaasoo khasaare naf iyo afduub isugu jira loo geystay. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha doorashooyinka Maxamed Muuse […]

Continue reading …