Home » Archives by category » News in English » Africa » Somaliland (Page 3)

We’re not a part of Somalia, Mr. Trump — and don’t belong in your ban

Comments Off on We’re not a part of Somalia, Mr. Trump — and don’t belong in your ban
We’re not a part of Somalia, Mr. Trump — and don’t belong in your ban

By Saad Ali Shire, Somaliland’s minister of foreign affairs and international cooperation Amid the discourse, debate and dissent over President Trump’s emerging foreign-policy agenda, there is one thing on which most would agree: The new administration will not be bound by conventional wisdom. Such a path has both peril and promise, but for the Republic […]

Continue reading …

The Future Of BAR Association In Somaliland: Prospect & Challenges

Comments Off on The Future Of BAR Association In Somaliland: Prospect & Challenges
The Future Of BAR Association In Somaliland: Prospect & Challenges

Though majority of the elites in Somaliland are familiar with The Lawyers Act (Revised) Law No: 30/2004; the only legislation that governs the legal profession in the country. What is however, Misplaced in the general public domain, is the inverted perception far from the reality on the ground due to the fact that the said […]

Continue reading …

Serious Concerns About the Military Base at Berbera

Comments Off on Serious Concerns About the Military Base at Berbera
Serious Concerns About the Military Base at Berbera

The Somaliland government’s emissaries, who were hurriedly assembled and dispatched, knew very little of the Military Base issue and may have committed errors that would effect grave consequences for our country. They agreed to and signed the Military Base Agreement  and rushed to tell us of the benefits we would supposedly reap as a result […]

Continue reading …

DP World Delivers 4.5 Million Litres Of Water To Somaliland (Press Release)

Comments Off on DP World Delivers 4.5 Million Litres Of Water To Somaliland (Press Release)
DP World Delivers 4.5 Million Litres Of Water To Somaliland (Press Release)

410 water tankers each carrying 11,000 litres to deliver water to Sahil region 15,000 people expected to be given aid Dubai, UAE/Somaliland, 22 March 2017: Global trade enabler DP World is delivering over 4.5 million litres of water to people living in villages in the Sahil region of Somaliland. The water will be distributed in […]

Continue reading …

Xisbiga KULMIYE Iyo Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Dhawaaqay Inay Si Ramsi Ah U Midoobeen (SAWIRO)

Comments Off on Xisbiga KULMIYE Iyo Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Dhawaaqay Inay Si Ramsi Ah U Midoobeen (SAWIRO)
Xisbiga KULMIYE Iyo Garabkii Jamaal Cali Xuseen Oo Ku Dhawaaqay Inay Si Ramsi Ah U Midoobeen (SAWIRO)

Hargeysa (SL.Post) Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo lagu dhammaystirayey midow buuxa oo labada dhinac dhexmara. Kulan lagu shaacinayey heshiiska is-afgaradka ah ee labada dhinac oo ay isugu yimaadeen guddiyadii wadahadalladku u socday oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee […]

Continue reading …

“Muuse Iyo Cirro Gacanta Ayaan Isu Saarnay, Waanay Noo Dhego-nuglaadeen” Suldaan Aadan Faarax

Comments Off on “Muuse Iyo Cirro Gacanta Ayaan Isu Saarnay, Waanay Noo Dhego-nuglaadeen” Suldaan Aadan Faarax
“Muuse Iyo Cirro Gacanta Ayaan Isu Saarnay, Waanay Noo Dhego-nuglaadeen” Suldaan Aadan Faarax

(SL.Post) Suldaan Aadan Faarax Cumar, oo ka mid ah Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka Somaliland, isla markaana ka tirsanaa Salaadiintii ka qayb qaadatay xalinta iyo soo af jarida khilaafkii muddooyinkii ugu dambeeyey u dhexeeyey Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), iyo Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in labadan masuul […]

Continue reading …

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaqan-geliyay Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka

Comments Off on Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaqan-geliyay Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka
Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaqan-geliyay Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka

(SL.Post) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xeer Madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/M/XERM/249-4469/012017, ku meel mariyey dhaqan-galka Miisaaniyad Sannadeedka 2017-ka. Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Arkay: Go’aanka Golaha Wakiillada, Go’aan Lr. GW/G/KF-32/710/2017 ee ku taariikhaysan 03/01/2017 ee ay ku […]

Continue reading …

“Qoladan KULMIYE Kuma Raacsani Weerarka Tooska Ah Ee Ay Ku Qaadeen WADDANI, Markii Ay Nairobi Tageen” Cali-guray

Comments Off on “Qoladan KULMIYE Kuma Raacsani Weerarka Tooska Ah Ee Ay Ku Qaadeen WADDANI, Markii Ay Nairobi Tageen” Cali-guray
“Qoladan KULMIYE  Kuma Raacsani Weerarka Tooska Ah Ee Ay Ku Qaadeen WADDANI, Markii Ay Nairobi Tageen” Cali-guray

(SL.Post.net) Siyaasiga  Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) oo dhawaan sheegay inuu mawqifkiisa siyaasadeed ku taageerayo musharraxa Madaxweynaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay eedihii muddooyinkan u dambeeyay isku jeediyeen xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, waxaanu sheegay in xisbiga KULMIYE aanu ku raacsanayn eedahiii ay u jeediyeen weftigii xisbiga WADDANI ee dhawaan socdaalka […]

Continue reading …

“Xukuumad Wakhti Koobani U Hadhay Oo Sii Socotaa Ma Geli Karto Heshiisyo Caalami Ah” Ismaaciil Buubaa

Comments Off on “Xukuumad Wakhti Koobani U Hadhay Oo Sii Socotaa Ma Geli Karto Heshiisyo Caalami Ah” Ismaaciil Buubaa
“Xukuumad Wakhti Koobani U Hadhay Oo Sii Socotaa Ma Geli Karto Heshiisyo Caalami Ah” Ismaaciil Buubaa

(SL.Post) Siyaasi ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), ayaa sheegay in Xukuumaddan madaama muddo xileedkeedii u hadhay saddex bilood in aanay gali karin heshiis caalamiya, waxaanu tilmaamay in dhaqanka Caalamiga dhigayo haddii Xukuumad wakhtigeedu sii dhamaanayo inay sharci daro tahay in aanay heshiis caalamiya gaho. Siyaasi ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah […]

Continue reading …

Salaadiinta Somaliland Oo Horfadhiisisay Muuse Biixi Iyo Cabdiraxman-Cirro

Comments Off on Salaadiinta Somaliland Oo Horfadhiisisay Muuse Biixi Iyo Cabdiraxman-Cirro
Salaadiinta  Somaliland Oo Horfadhiisisay Muuse Biixi Iyo Cabdiraxman-Cirro

(SL.Post) Qaar ka mid ah madaxda dhaqanka ee Somaliland ayaa shalay kulan isku horfadhiisiyay labada murashax ee xisbiyada KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Sidoo kale waxa iyaguna kulanka joogay xisbiga UCID. Kulanka ayaa waxa soo qaban qaabiyay koox salaadiin ah oo ay ka mid yihiin Suldaan Cisman Suldaan Cali […]

Continue reading …