Home » Archives by category » Haweenka
Dawladda Canada oo Joojisay Xeer Lagu Mamnuucaayey Xidhashada Niqaamka

Dawladda Canada oo Joojisay Xeer Lagu Mamnuucaayey Xidhashada Niqaamka

  Xukuumadda cusub ee dalka Kanada (Canada), ayaa isniintii dhawayd dib uga joogsatay ambiil ay maxkamadda sare kaga go’aaminaysay in la mabnuuco gebi ahaan xidhashada niqaamka oo ay isku asturaan haweenka islaamka ah, kaasoo dhawaan golaha sharci-dejinta ee dalkaas sameeyeen.     Xeer-ilaaliyaha Guud ee Kanada Mr. Jody Wilson-Raybould, ayaa sheegay inuu Maxkamadda Sare u […]

Isticmaalka Balwadaha oo ku Sii Badanaya Dumarka Somaliland Iyo Habacsanaanta Bulshada Iyo Culimadda

Comments Off on Isticmaalka Balwadaha oo ku Sii Badanaya Dumarka Somaliland Iyo Habacsanaanta Bulshada Iyo Culimadda
Isticmaalka Balwadaha oo ku Sii Badanaya Dumarka Somaliland Iyo Habacsanaanta Bulshada Iyo Culimadda

      Marka hore waxan salamayaa dhamaan haweenweynaha somaliyeed gaar ahaan haweenka somaliland  waxan raali galin ka siinyaa maqaalka aan doonayo inaan halkan ku soo bandhigo waxyaabo aan umaleeyey  in ay ku cusubyihiin dhaqanka dumarka oo baryahan dambe aad bulshada dhaxdeeda lagaga sheekeysanyey qaar ka  mid haweenka somaliland oo aan tirdood badnayn  oo ka […]

Continue reading …

Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa’id oo Cabasho Qabtay

Comments Off on Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa’id oo Cabasho Qabtay
Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Haweenka ee Xukuumaddu Iibisay oo Shir-jaraa’id oo Cabasho Qabtay

Hargeysa(SLpost)– Maamulka iyo macalimiinta dugsiga dhaqaalaha guriga ee Xaaji Haweeya womens club ee magaaladda Hargeysa ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo ay kaga cabanayaan iib xukuumaddu ganacsato ka iibisay dhismaha dugsiga iyo gooba uu ku yaalaba.   Shirka jaraa’id ee ay qabteen maamulka iyo macaliinta dugsigu ayaa waxa ay fariin ugu dirayaan madaxweynaha Somaliland mudane […]

Continue reading …

Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarkusoomaray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka – W/Q: A.A.kahin

Comments Off on Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarkusoomaray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka – W/Q: A.A.kahin
Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarkusoomaray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka – W/Q: A.A.kahin

Kobicii dhaqdhaqaaqa , i. Ujeedooyinka ka dabmeeya, ii. Halka uu Hiigsanayo. iii. Habka ay u macaamilaan Dawladaha iyo ururada Islaamiga ah iyo dadka guud ahaan siday u arkaan iyo heerka uu hada taagan yahay, Dhaqdhaqaaqan waxa dhaqaajiya dhinaca afkaarta iyo dhaqaalaha,ururo aan dawli ahayn oo laga leeyahay dunida horumarka dhaqaalaha sheegata, balse sabool ka ah […]

Continue reading …

Meelaha haweenku ragga ka qiimeeyaan – W/Q: Cali Coomay

Comments Off on Meelaha haweenku ragga ka qiimeeyaan – W/Q: Cali Coomay
Meelaha haweenku ragga ka qiimeeyaan – W/Q: Cali Coomay

Haweenku sidey u kala duwan yihiin ayey u kala duwan yihiin dookh ahaan. Taasina waxay keenaysaa inay kala aragti ka noqdaan markay qiimaynayaan ragga. Qaarba meelaha ay doorbidaan ayey ku soo qadimayaan, balse waxaynu falanqayn doonaa dhinacyada loo badan yahay. Goobaha ugu caansan. 1)      Wajiga: waa goobta ugu horaysa ee ay gabadhu ka eegto ninka […]

Continue reading …

Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarka u u soo maray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka

Comments Off on Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarka u u soo maray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka
Dhaqdhaqaaqa Xoraynta Dumarka iyo herarka u u soo maray, halkuu kasoo galay Dunida Islaamka

Dhaqdhaqaaqan waxa dhaqaajiya dhinaca afkaarta iyo dhaqaalaha,ururo aan dawli ahayn oo laga leeyahay dunida horumarka dhaqaalaha sheegata, balse sabool ka ah dhinaca akhlaaqda suuban.

Continue reading …

Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – By Gender Researcher, Khadar Iman Ege

Comments Off on Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – By Gender Researcher, Khadar Iman Ege
Hanka dumarka iyo hagar daamooyinka ku hareeraysan – <i>By Gender Researcher, Khadar Iman Ege</i>

Hordhac Tan iyo ka soo laabadkii qaxoontiyadii loo dalan doolay iyo dalal kii kala duwanaa isla markaasna kala dhaqamada gadisnaa ee habaq laha lagu galay Waxaa si weyn isu abaabulay haween waynaha Somaliland ku waas oo samaystay ururro iyo isu tagyo kala haadaaf duwan balse hadana mabaadii isku mida xanbaarsan Mabaadii daas oo ah sidan […]

Continue reading …