Home » Archives by category » Xulashada SLpost
DAAWO Qaybta 1aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

DAAWO Qaybta 1aad ee Taariikhdii Tataarka iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun

Akhristeyaasha ku xidhan Shabakadda Somalilandpost iyo bulshada Soomaaliyeed ee kaleba, waxaanu halkan ugu soo gubinaynaa Taxanaha Taariikh lama illaawaan oo soo martay Dunida Islaamka oo ka kooban Sagaal Qaybood. Taariikhda oo uu inoo Daadinayo Sheekh Musatafe Xaaji Ismaacil Haaruun, waxa uu kaga warramayaa Cahdigii Tataarka iyo Saamayntii ay Adduunka ku yeesheen, gaar ahaan Dunida Islaamka. […]

Sheekh Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Dhaqanka Ku Cusub Hargeysa Ee Fashion-ka Ragga & Dumarka

Comments Off on Sheekh Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Dhaqanka Ku Cusub Hargeysa Ee Fashion-ka Ragga & Dumarka
Sheekh Dirir Oo Si Adag uga Hadlay Dhaqanka Ku Cusub Hargeysa Ee Fashion-ka Ragga & Dumarka

Hargeysa (SLpost)- Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, gaar ahaan magaalada Hargeysa, ayaa si adag uga hadlay dhaqan aan hore uga jirin Somaliland oo markii u horeysay todobaadkii hore lagu soo bandhigay caasimadda wiilal xayaysiinaya dhar iyada oo ay u daawasho yimaaddeen haween tiro badan. Arrintan ayaa hadal-haynteedu […]

Continue reading …

Tuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka dheceen

Comments Off on Tuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka dheceen
Tuulo yar oo ku taalla Shiinaha oo 160 furriin ay halmar ka dheceen

Hargeysa(SLpost) In ka badan 160 lamaane oo ku nool tuulo ku taalla bariga Shiinaha ayaa go’aansaday inay kala tagaan si ay magdhow badan u helaan. Qoysaskaas ayaa lagu qasbay inay guryahooda ka guuraan. Tuulada Jiangbei, waxaa loo gartay inay tahay meel ku wanaagsan farsamada hormarinta casriga ah. Sababta furriinka ayaa ah in marka ay shaqsi […]

Continue reading …

SHIRKA QARAMADA AFRIKA IYO CARABTA: Hirdanka Xulafada Kala Taabacsan Morocco & Dawladnimo-doonka Jamhuuriyadda Saharawi

Comments Off on SHIRKA QARAMADA AFRIKA IYO CARABTA: Hirdanka Xulafada Kala Taabacsan Morocco & Dawladnimo-doonka Jamhuuriyadda Saharawi
SHIRKA QARAMADA AFRIKA IYO CARABTA: Hirdanka Xulafada Kala Taabacsan Morocco & Dawladnimo-doonka Jamhuuriyadda Saharawi

Dalka Morocco oo ah maal gashade weyn oo maal geliya qaaradiisa Afrika oo kaashanaya dalal kale oo Carab ah oo ay ka mid yihiin; Sucuudiga, UAE, Baxrayn, Qatar, Oman, Jordan, Yemen iyo Soomaaliya ayaa cadho kaga baxay shirka Qaramadda Afrika iyo Carabta oo ka socday Equatorial Guinea Arbacadii – ka bixid timi kaddib markii Midawga […]

Continue reading …

GARNAQSI MADAXWAYNE: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Comments Off on GARNAQSI MADAXWAYNE: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal
GARNAQSI MADAXWAYNE: Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal

Madaxmeyne Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa soo hordhigay golaha baarlamaanka Somaliland 17kii Diisember 1997kiiis-casilaad.Sida dastuurku dhigayo fadhigu wuxu ahaa mid wada jir ah oo labada gole baarlmaan ay wada fadhiyaan, codayntana waxa qeexaya qodobka 110aad. Goluhu waxa uu u qaaday codaynta iyada oo ay fadhiyeen 129 mudane. Go’aankii goluhu waxa uu noqdey: 3 Haa (aqbal […]

Continue reading …

Nolol La Xasuusto – Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 5aad

Comments Off on Nolol La Xasuusto – Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 5aad
Nolol La Xasuusto – Maxamed Siciid Gees – Qeybtii 5aad

“Xabiibkaan ku dhaartee, xoriyad helnayaa Ninba xeeladiisa ku xoogsanayaa” Xaaji Khaliif Sheekh Xasan Heestan uu qaadi jiray Xaaji Khaliif Sheekh Xasan, waxa ku habboonayd inuu yidhaahdo mindhaa: “Ninba xirfadiisa ku xoogsanayaa.” Waataa sidii xorriyadda Soomaali u hannatay lagu xoogsanayo, af-miinshaarnimo iyo weji-ku-macaash oo aqoontii iyo xirfaddii laga maarmay. Xaaji Khaliif Sheekh Xasan waxa uu ahaa […]

Continue reading …

MARXUUM AXMED XASAN CAWKE: Horyaalkii Iyo Mucjisadii Warbaahinta Afka Soomaaliga ~ 1947-2016

Comments Off on MARXUUM AXMED XASAN CAWKE: Horyaalkii Iyo Mucjisadii Warbaahinta Afka Soomaaliga ~ 1947-2016
MARXUUM AXMED XASAN CAWKE: Horyaalkii Iyo Mucjisadii Warbaahinta Afka Soomaaliga ~ 1947-2016

Qalinkii Cali-Mahad Yuusuf, Freelance Journalist Saacadihii hore ee Subaxii Salaasaad 17.11.2015 amin 8:30 Wax dheeryihiin ayaa Jilaaga Weyn ee Ibraahin Xaaji Asparoo igu salaamay, warka geerida Marxuum Axmed Xasan Cawke, Intaan Dhegahayga rumaysan waayay ayaan u celiyey xagaad ka maqashay?, Adeer Internetkaa hada laga Sheegayey ayuu iigu Jawaabay. Waxaan Raadiye Xaqiiqda warkaa intaananse Cidkaleba Wax […]

Continue reading …

HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan

Comments Off on HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan
HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdikariin Xuseen Xaashi iyo Xamda Jaamac Xasan

Tifaftiraha Guud ee Shabakadda Somalilandpost Khadar Iid Kaariye, xaaskiiisa iyo Carruurtiisa, iyo dhammaan Hawl-wadeennada shabakadda, Maamulka iyo Hawl-wadeennada Shirkadda Raasamaal Technology.  Liibaan Xaaji Fagadhe, Cabdicasiis Cali Nuur, Siciid Cumar Maahir, Idiris Cabdiqaadir, Guuleed Xasan Maxamed, Cabdixakiin Muxumed Xasan, Axmed Maxamed Cabdilaahi, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdirashiid Daahir Qaabil. Dhammaan Asxaabtaasi waxay hambalyo meher Wacan u […]

Continue reading …

Daawo Warbixin Wariye Khadar M Cakulle ka diyaariiyey Abaaraha ka taagan Gobollada Bari iyo Dhacdooyin Naxdinta leh oo soo if-baxay

Comments Off on Daawo Warbixin Wariye Khadar M Cakulle ka diyaariiyey Abaaraha ka taagan Gobollada Bari iyo Dhacdooyin Naxdinta leh oo soo if-baxay
Daawo Warbixin Wariye Khadar M Cakulle ka diyaariiyey Abaaraha ka taagan Gobollada Bari iyo Dhacdooyin Naxdinta leh oo soo if-baxay

Hargeysa (SLpost)- Weriye Khadar Maxamed Cakulle oo ka tirsan masuuliyiinta iyo Suxufiyiinta Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan telefishanka qaranka, ayaa warbixin uu ugu kuur-galayo xaalada dadka iyo Duunyada ka diyaariyey deegaannada Abaaburuhu ka jiraan ee Gobollada Bari ee dalka oo xilligan xaalad adag maraysa. Hoos ka daawo Muuqaalka Warbixintan

Continue reading …

Dalka Turkiga oo Sadhig Milatari ka samaystay Soomaaliya, Goobta laga hirgeliyey iyo Hawl-gallada laga fulinayo

Comments Off on Dalka Turkiga oo Sadhig Milatari ka samaystay Soomaaliya, Goobta laga hirgeliyey iyo Hawl-gallada laga fulinayo
Dalka Turkiga oo Sadhig Milatari ka samaystay Soomaaliya, Goobta laga hirgeliyey iyo Hawl-gallada laga fulinayo

Soomaaliya oo noqotay dalkii ugu horreeyey Afrika ee Marti-galiya Milatariga dalka Turkiga Ankara (SLpost)- Waddanka Turkiga ayaa bilaabay inuu Hawl-galiyo Saldhig Milatari oo uu ka samaystay Caasimadda dalkaasi Soomaaliya, kaas oo noqonaya kii ugu horreeyey ee dawladda Turkigu ka samaysato qaaradda Afrika. Saldhigga Milatari ayaa xarun u noqon doona Saraakiil u dhashay dalka Turkiga si […]

Continue reading …
Page 1 of 40123Next ›Last »