Home » Archives by category » Caafimaad (Page 3)

Dhakhaatiirta dalka iyo kuwa caalamkuba waxa ay dadka uga digaan fadhiga faraha badan

Comments Off on Dhakhaatiirta dalka iyo kuwa caalamkuba waxa ay dadka uga digaan fadhiga faraha badan
Dhakhaatiirta dalka iyo kuwa caalamkuba waxa ay dadka uga digaan fadhiga faraha badan

Dhalinyarada S/land Oo Dabiib U Helay Buurnida Iyo Calool Ka Soo Baxda Oo Aanay U Baahnayn Xiligan!! Waxa 24-Kii Saacadoodba Jimicsi Ku Sameeya 2-Ka Goobood Oo Caasimada Ah 1500 Dhalinyaro Ah Hargeysa, August 9, 2011 (Haatuf) – Dhalinyarada Somaliland ee ku dhaqan caasimada Hargeysa ayaa si xawli ah ugu qulqula goobaha jidh dhiska (Gym), kuwaas […]

Continue reading …

Maxaad ka taqaan xannuunka Rubella? Yaa halis u ah inuu Qaado? Sidee loola Tacaalaa?

Comments Off on Maxaad ka taqaan xannuunka Rubella? Yaa halis u ah inuu Qaado? Sidee loola Tacaalaa?
Maxaad ka taqaan xannuunka Rubella? Yaa halis u ah inuu Qaado? Sidee loola Tacaalaa?

Rubella  (oo loogu yeedho German measles ama Jadeecada Jarmalka) waa caabuq Jeermis-side  keeno si aad  ahna waa la isu qaadsiiyaa wuxuuna ku badan yahay carruurta wuxuuna kaloo ku dhacaa waayeelka. Waxaa dhici karta in aanu lahayn wax calaamad ah ama yeesho qandho sahlan, barar canija ah, xannuun isgoysyada ah iyo furuuruc wajiga ah kaas oo […]

Continue reading …

Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada (schizophrenia)?

Comments Off on Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada (schizophrenia)?
Maxaa Sababa Cudurka Iskitsoofiriiniyada (schizophrenia)?

Waxaa jira aragtiyo badan oo isku dayay inay sharaxaan iskitsoofiriiniya. Sababta keenta lama yaqaano, laakiin waxyaabaha qaarkood ayaa la arkay inay dadka yeeshay iskitsoofiriiniya ay dadka kale kaga duwan yihiin: • Waxaa laga yaabaa hab-dhiska maskaxda dadka qaba iskitsoofiriiniya aanay caadi ahayn. • Isbeddelo ah qulqul dhiigga oo naqan oo ka dhaca qaybo gaar ah […]

Continue reading …

Wax ka baro Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease), astaamihiisa iyo sidi loola tacaalo

Comments Off on Wax ka baro Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease), astaamihiisa iyo sidi loola tacaalo
Wax ka baro Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease), astaamihiisa iyo sidi loola tacaalo

Cudurka xusuusta dadka ka lumiya wuxuu ku dhacaa qayb ka mid ah maskaxda oo koontaroosha dhaq-dhaqaaqa muruqa. Ma jirto wax daawo ah oo loo hayo cudurka xusuusta dadka ka lumiya, laakiin badanaa si tartiib ah ayuu u kordhaa isla markaana calaamadaha waa loo taag heli karaa.  Calaamadaha: Afarta calaamadood ee ugu badan ee Cudurka dadka […]

Continue reading …
Page 3 of 3123