Home » Archives by category » Caafimaad (Page 2)

Lawska Oo La Ogaadey Inuu Ka Qayb Qaato Cimri Dhererka

Comments Off on Lawska Oo La Ogaadey Inuu Ka Qayb Qaato Cimri Dhererka
Lawska Oo La Ogaadey Inuu Ka Qayb Qaato Cimri Dhererka

(SLPOST)Waxaanay kusameeyeen tijaabo dhinaca faa’idada lawska ah dad aad u badan oo isugu jira rag iyo dumarba,kuwaas oo tiro ahaan gaadhaayey 120,000 qof Daraasad cusub oo ay sameeyeen khubaro Maraykan ahi ayaa lagu sheegay in lawska oo la cuno maalintii dhowr midh uu keeno cimriga qofka oo dheeraada ,sida ay ku sheegeen war hor dhac […]

Continue reading …

Khatarta dawooyinka iyo waxyeelladooda – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Comments Off on Khatarta dawooyinka iyo waxyeelladooda – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi
Khatarta dawooyinka iyo waxyeelladooda – W/Q: Ridwaan Mubaarik Cabdi

Waxaan naftayda iyo naftiinba la jeclaaday in aan idiin soo gubiyo qoraal gaaban oo aan isaga digayno waxyeelo aan u arkay in dhaxallkeedu yahay midho-xun laga dheefsan karro waxyeeladooda, taaso ay inoogu wacan tahay isticmaalka aan habooneyn ee ay da’yar badani yihiin kuwo u adeegsada dawooyinka qaar sifooyin akhaldan oo aan munaasib ku ahayn isticmaalkooda. […]

Continue reading …

THE Inappropriate US and Misuse of BETNOVATE in our Somali Women WOMEN – Dr. Warsame Mohamed Muse

Comments Off on THE Inappropriate US and Misuse of BETNOVATE in our Somali Women WOMEN – Dr. Warsame Mohamed Muse
THE Inappropriate US and Misuse of BETNOVATE in our Somali Women WOMEN – Dr. Warsame Mohamed Muse

Asala macalaykum to all my dear brother and sisters, I would like to share an interesting topic with you. This is the MISS USE OF A DRUG CALLED BETNOVATE. As a reader I believe this article will elevate your knowledge towards this issue. Therefore it will provide good grounds about this drug and its potential […]

Continue reading …

Wax ka baro Faa’iidooyinka Caafimaad ee Saliid Macsaradu Leedahay

Comments Off on Wax ka baro Faa’iidooyinka Caafimaad ee Saliid Macsaradu Leedahay
Wax ka baro Faa’iidooyinka Caafimaad ee Saliid Macsaradu Leedahay

Macsarada waa saliid aad u qaali ah, lehne faa’idooyin caafimaad oo aan la soo koobi karin. Saliid macsarada waxaa la isticmaali jiray kumanaan sano ka hor oo Hindida iyo Shiinaha ayaa u isticmaali jiray daawo lagu dabiibo cudurro badan waxaana loo yaqaannaa saliid macsarada “Queen of Oils” oo ah macnaheedu “Boqoraddii Saliidaha” waxayna magacaas ku […]

Continue reading …

Caabuqa Kaadi Mareenka (Urinary Tract Infection), Sababa keena, Calaamadaha iyo sida loola tacaalo

Comments Off on Caabuqa Kaadi Mareenka (Urinary Tract Infection), Sababa keena, Calaamadaha iyo sida loola tacaalo
Caabuqa Kaadi Mareenka (Urinary Tract Infection), Sababa keena, Calaamadaha iyo sida loola tacaalo

Cudurka kaadi mareenka oo loo yaqaanno UTI, waa cudurka kaadi haysta ama kelyaha haleela. Sababaha UTI waxaa laga yaabaa iney keenaan jeermisyada ka yimaada: Kaadi ku harta kaadi haystaada marka aad kaadido ka dib Xannibaad kellida ka dhex jirta ama dhagxaan kellida gala Lur ka yimaada suunka oo laysku giijiyo, nigis layloon ah ama galmo […]

Continue reading …

Wax ka baro Cudurka Dhiig-yaraanta (Anemia)

Comments Off on Wax ka baro Cudurka Dhiig-yaraanta (Anemia)
Wax ka baro Cudurka Dhiig-yaraanta (Anemia)

Wellington, (SLpost)- Qormadeenna Caafimaad ee maanta waxaanu ku soo qaadanaynaa mid ka mid ah xannuunada ugu saamaynta badan bulshada dalalka dunida saddexaad oo Soomaaliduna ka mid tahay. Xannuunkani waxa uu ku yimaadda dayacaad ku timaadda hannaanka maamul ee cunto-qaadashada qofka, ha yaraado ama ha weynaado’e. Dhiig-yaraanta (Anemia) waxa sababa iyada oo tirada unugyada cas-cas ee  […]

Continue reading …

Kaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)

Comments Off on Kaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)
Kaabashka waxa uu waxtar u leeyahay dadka xanuunka Macaanku Asiibay (Diabetes II)

Hargeysa, (SLpost)- Daraasadii ugu danbaysay dhinaca caafimaadka aadamaha oo dhawaan laga sameeyay dalka Ingiriiska ayaa daaha ka rogtay faa’iidada khudaarta cagaaran, gaar ahaan kuwa galkoodu dooga yahay u leedahay ka hor taga xanuunka macaanka. Baadhitaankan oo ay fulisay jaamacadda Leicester ee Magaaladda London sida la sheegayna dad tiradoodu dhan tahay 22-kun oo qof si mutadawacnimo […]

Continue reading …

Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka

Comments Off on Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka
Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka

Ka hortaggu waxa uu ka fiican yahay Is-daweynta, Waa murti ama weedh ku baahday Isticmaalkeedu dhinaca Caafimaadka. Waxa Dunidan aan ku noolahay ku soo batay Xanuunada jiitama ee loo caalwaayey, Sida Canser-ka, Macaan-ka, xanuunada sigaarku sanbabada ku reebo, wadno xanuun-ka iyo Tufta. sidaas awgeed waxa fiican in qof kastaa wax ka ogaado wax yaalaha laga […]

Continue reading …

Bukaan Jiifka Cusbitaalka Guud Oo Khaati Ka Jooga Hoonka Codka Dheer

Comments Off on Bukaan Jiifka Cusbitaalka Guud Oo Khaati Ka Jooga Hoonka Codka Dheer
Bukaan Jiifka Cusbitaalka Guud Oo Khaati Ka Jooga Hoonka Codka Dheer

Gaadiidka kala duwan ee Qaadka kasoo waarida dalka Itoobiya ee usoo qaada magaalooyinka Somaliland iyo gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaada ayaa khatar weyn ku haya shacbiga marka la eego xawliga xawaaraha sare ee ay ku socdaan, kuwaas oo mararka qaarkood jidka Laamiga ah ee u dhexeeya Kalabaydh ee gobolka Gabiley ilaa magaalada Laascaanood ee gobolka […]

Continue reading …

Soonka Ramadaan-tu Waxa Uu Hoos U Dajiyaa Macaanka Iyo Dhiig-karka, Waxaanu Qofku Dareemaa Caafimaad Badan Iyo Xasilooni Aad U Saraysa”

Comments Off on Soonka Ramadaan-tu Waxa Uu Hoos U Dajiyaa Macaanka Iyo Dhiig-karka, Waxaanu Qofku Dareemaa Caafimaad Badan Iyo Xasilooni Aad U Saraysa”
Soonka Ramadaan-tu Waxa Uu Hoos U Dajiyaa Macaanka Iyo Dhiig-karka, Waxaanu Qofku Dareemaa Caafimaad Badan Iyo Xasilooni Aad U Saraysa”

Dad badan ayaa ka cawda xanuunadda ku dhaca caloosha ama uurku-jirta. Kuwaas oo marka ay tagaan goobaha caafimaadka Dhakhaatiirta usoo gudbiya cabashadooda ku saabsan xanuunada ay ka cabanayaan sida Casiraad, Calool Olol, Gaastari IWM. Dr. C/Naasir Maxamed Cabdi oo ka mid ah dhakhaatiirta ka hawl gasha Hargeysa ayaa Haatuf uga xog-waramay cabashada dadwaynaha iyo xanuunada […]

Continue reading …
Page 2 of 3123