Daawo Xildhibaan Xasan Caawaale oo ka Hadlay Xadhigi Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim

Daawo Xildhibaan Xasan Caawaale oo ka Hadlay Xadhigi Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahim oo u afduuban Ciidamada Ammaanka Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, kaddib markii laga qabtay magaalo-xuduudeedda Tog-wajaale oo uu socdaal Shaqo u joogay.

https://www.youtube.com/watch?v=KIKLQ7aQb3w&feature=youtu.be