Kooxda Xiddigaha Geeska oo soo saaray Hees ay si wada-jir ah ugu dabbaal-degayaan 25-guurada maalinta Qarannimada Somaliland

kooxdiiKooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo soo saaray Hees ay si wada-jir ah ugu dabbaal-degayaan 25-guurada maalinta Qarannimada Somaliland. Heestan oo lagu magacaabo CALANKAAN KU FAANOOW, waxa midhaheeda curiyey Abwaan Maxamed Siciid Cabdilaahi (Xarrago), waxa laxanka ku ladhay Maxamed Miyir Xaaji iyo Miyuusikadii Macalin Axmed-wali Ibraahim Furinle. HARGEYSA MUSIC PRODUCTION