Guddoomiyaha SOLJA oo Musuq-maasuq iyo Aqoon-darro BAAHSAN ku eedeeyey Wasiirka Warfaafinta

xuutoHargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland, Maxamuud Jaamac (Xuuto), ayaa jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cismaan Cabdilaahi Saxardiid oo si shakhsi ah u weeraray guddoomiye Xuuto.

Guddoomiye Xuuto oo maanta la hadlayey Bulsho TV waxa uu wasiirka ku eedeeyey inuu warbaahinta madaxa-bannaan ka musuqay kharash xukuumaddu ugu talo-gashay xuska maalinta Qaranimada Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN