Xildhibaan Bukhaari oo Ka Hadlay Xeer Maanta Golaha La Horkeenay Oo Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Ka Dareeray

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Bukhaari oo lagu yaqaan xildhibaan dhanka dawlada aad ula shaqeeya ayaa maanta ka hadlay xeer golaha wakiilada la horkeenay kaas oo ay ka dareereen xildhibaanada muxaafidka ah ee Kulmiye
https://youtu.be/k0B9dIcDeuQ