Daawo” Somaliya nin aan la joojigin ayay iimaan ka dhigteen oo salaadii ku xidheen” Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Digniin U Dirtay Madaxdhaqameedka Dalka

Hargeysa(Slpost)-Wasaarada arimaha gudaha Somaliland ayaa dhaleecaysay matalayaasha siyaasada Somaliya oo doonaya inay madaxdhaqameedka SOmaliland soo magacaabaan baarlamaanka xubnahay u matali doona.
https://youtu.be/AeL0xBziBcU