Daawo:-Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Hadashay Iibinta Xerada Ciidanka Ee Birjeex Oo Mucaaradku Ku Eedeeyay

Hargeysa(Slpost)-Wasaarada hawlaha guud iyo guryaynta ayaa ku dhawaaqday in aan la iibinayanayn xerada ciidanka ee Birjeex,waxaanay ka hadashay mucaaradka oo ku soo celceliyay arintaas oo ay sheegeen in looga fadhiyo cadayntoodii.

https://youtu.be/JhTsgNani7w