Daawo”Waxaan Cali Khaliif Xasuusinayaa In ubadka ku ciyaaraya guriga uu ka deganyahay Buuhoodle ay sida caruurtiisa Maraykan jooga u baahan yihiin waxbarasho” Cukuse

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka warfaafinta xukuumada Somaliland ayaa luuqad adag kula hadlay dagaal ooge Cali Khaliif, waxaanu xasuusiyay sida uu caruurtiisa Maraykan joogta ay ugu baahan yihiin caafimaad iyo biyo ay kuwa halka uu dagaalka ka oogaya joogaana ay u baahan yihiin nolol.
https://youtu.be/c7QLkRAiH5Q