Daawo:-Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Hadlay Abaaraha, Shaqo La’aanta iyo Dhibaatooyin Badan oo Dalka Hadheeyay

Hargeysa(Slpost)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray Aadan Siiro ayaa ka hadlay qodobo muhiim ah oo taabanaya nolasha iyo sida haatan loogu baahan yahay in dadku garashada u saaxiibka ah inay dalka ka badbaadiyaan dhibaatooyinka uu dhex dabaalanayo.