Daawo:-Guddoomiyaha Jaamacada Camuud Dr.Saleebaan Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Dalka Ka Qabsoomaya Shacbiga Awdalna Ugu Baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan

Boorama(Slpost)-Guddoomiyaha jaamacada Camuud ayaa ka hadlay qaabka doorasho ee dalka haatan ka hana qaaday oo uu ku tilmaamay mid aynu kaga sarayno dalal badan oo dunida ah, waxa uu sida oo kale shacabiga boorama u sheegay inay is diiwaangaliyaan, ardayda ka shaqaynaysa doorashaduna ay cadaalada sugaan