Daawo:-Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Qashin Buuxdhaafiyay Dooxa Hargeysa Guritaan Ku Bilaabay Iyada oo Golaha Deegaanka Hargeysi Aanu Wali Shacbiga Wacyigalin Qashin Ku Samayn

Hargeysa(SLpost)-Dawlada hoose ee Hargeysa oo uu horkacaayo maayar ku xigeenka golaha deegaanku ayaa qasgin gurid ka bilaabay dooxa Hargeysa iyada oo aanay shacbiga siin wax wacyigalin ah oo ku saabsan iska nidaaminta qashinta iyo guridoodab