Daawo:-Riwaayadii Dhawaan Ay Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile Hargeysa Ku Dhigeen Oo Dhamaystiran

Hargeysa(SLpost)-Dhawaan ayay jilayaasha aadka loo jelel yahay ee Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile oo ka yimi dalka Ingiriisku waxa ay riwaad xiiso badan ku dhigeen magaalada Hargeysa, masrixiyadan oo ay dad tiro badan ka soo qaybgaleen.

https://youtu.be/x6Vv6ywh-0A
https://youtu.be/vqAac0Qz450