Daawo:-Markabka Ugu Qaadka Badan Koontiinarada Oo Ku Bakhtiyay Wabi Jarmalka Ku Yaala Lana Riixi Kariwaayay

Jarmalka(SLpost)-Markabka qaada koonteenarada ee ugu weyn caalamka oo laga leeyahay dalka jayna ayaa ku dhex bakhtiyay wabi ku yaala dalka jarmalka oo uu is lahaa uga si gudub badweynta Hindiya, waxaana guuldaraystay dadaalo dawlada jarmalku ay doonaysay inay markabkaas ku riixdo.