Daawo:-Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Oo Beeniyay In Taliyihii Saldhiga Ibraahin Koodbuur Xilka Laga Qaaday

Hargeysa(Slpost)-Taliye Ku Xigeenka booliska Somaliland Cabdiraxmaan Fooxle ayaa sheegay in aanay xilka ka qaadin talihii saldhiga Ibraahin Koodbuur,isla markaasna uu si caadi ah u wato hawlihiisii shaqo,
https://youtu.be/fj6EBQ2MVsY