Berbera(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxmaed Siilaanyo ayaa maanta shabiga magaalada Berbera kula tukaday saladii jamcaha, waxaanu magaaladaas madaxweynuu yimi xalay kadib markii safar dheer oo dhanka gobalada bariga ah uu soo maray, isla markaasna xuska ciidamada qaranka ku qabtay magaalada Oog, halkaas oo uu ku dalacsiiyay dhawr iyo labaatan sarkaal.