Daawo Sawiro:-Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Hargeysa oo Sababay Dhimashada Hal Qof Iyo Dhaawaca Laba Qof Oo Kale

Hargeysa(SLpost)-Laba gaadhi oo noocoodu ahaa Gawaadhida loo yaqaano Iskaragooyinka ayaa isku galay Laamida halbawlaha ee Isku Xidha magaaloyinka Berbera iyo Hargeysa waxaana uu shilkani ka dhacay agagaarka u dhaw Dugsiga Agoomada ee Kuwaydiga.

12647493_798349240294855_7529674820264926183_n 12669592_798349236961522_8552821180177591594_n

Shilkan ayaa sababay dhaawac laba ruux iyo Hal qof Oo Ku dhintay.Sida Sawirka idinka muuqata Labada gaadhi ee Istarooyinka ah ta labada hoose waxay ku jiiftaa laba nin isla markaana mid ahaan uu dhawaac ahaa.

Si kasteba ha ahaate Shilalka baabuurta ayaa maalmahanba soo badanayay iyadoona sababay khasaare fara Badan.