Daawo:-Doodii Xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland

UK(SLpost)-Halkan ka daawo dood xarunta cilmibaadhista iyo tayeynta qaranka Somaliland ay dhawaan ku qabtay dalka Ingiriiska , taas oo si weyn loogu faaqiday qabyaalada iyo saamaynta taban ee ay ku yeelatay dhulweynaha Somaliland

https://youtu.be/RtHwgfRjsyU