Madaxweyne Obama Oo La Kulmay 14 jir Muslim Ah oo Saacad Uu Sameeyay Lagu Xidhay

Us(SLpost)-Madaxweynaha maraykanka Obama ayaa guriga cad ku qaabilay Axmed Maxmed oo ah muslim 14 jir ah oo isaga uu dugsiga dhiganaaya sameeyay saacad, taas oo macalimiintiisu uga shakiyeen inay tahay bambo isla markaasna booliska ugu yeedheen sidaasna lagu xidhay.

https://youtu.be/6tDwL4l3wRQ