Ban Ki-moon: hala badbaadiyo muhaajiriinta

U.N. Secretary-General Ban Ki-moon gestures during a press conference at the United Nations headquarters in Geneva, Switzerland Friday, Dec. 12, 2008. Ban says the latest "very sobering" assessment of the World Bank underscores the world's economic problems. The world should act with great urgency and compassion to ease economic distress. (AP Photo/Anja Niedringhaus)

 

Hargeysa(SLpost)-Qarammada Midoobay ayaa sheegtay in loo baahanyahay in sare loo qaado dadaalada lagaga hortagayo dhimashada dadka muhaajiriinta ah ee  yurub u socda, kaddib markii la sheegay in ay boqolaal qof dhinteen maalmihii u dambeeyay.

U.N. Secretary-General Ban Ki-moon gestures during a press conference at the United Nations headquarters in Geneva, Switzerland Friday, Dec. 12, 2008. Ban says the latest "very sobering" assessment of the World Bank underscores the world's economic problems. The world should act with great urgency and compassion to ease economic distress. (AP Photo/Anja Niedringhaus)
U.N. Secretary-General Ban Ki-moon gestures during a press conference at the United Nations headquarters in Geneva, Switzerland Friday, Dec. 12, 2008. Ban says the latest “very sobering” assessment of the World Bank underscores the world’s economic problems. The world should act with great urgency and compassion to ease economic distress. (AP Photo/Anja Niedringhaus)

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay in loo baahanyahay in arrintan lagaga jawaabo siyaasad midaysan.

Wuxuu ku baaqay in dalalka arrintan ku lugtaleh looga baahanyahay in ay badiyaan wadooyinka sida ammaanka iyo sharciga ah loogu tagi karo dalalkooda dhanka kalana Booliska dalka Austria waxa ay sheegayaan in seddax qof oo lala xidhiidhinayo 70kii mayadadka ahaa ee la helay la xidhay.

Dadkaasi dhintay oo tahriibayaal ahaa ayaa laga dhex helay gaadhi xamuul ah oo meel cidlo ah looga tagay. Afhayeen u hadlay booliska dalkaasi waxa uu sheegay in 59 rag ah sideed dumar ah iyo afar cunug oo ah maydadka la helay dhammaan inay u dhasheen dalka Suuriya.