Bandhigga Caalamiga Ah Ee Bugaagta Hargeysa Oo Berri Furmaya Iyo Farriinta Jaamac Muuse

Hargeysa, (SLpost)- Bandhigga caalamiga ah ee bugaagta Hargeysa oo sannadkiiba hal mar la qabto ayaa barri ka furmaya caasimadda, isla markaana galay kalkiisii siddeedaad, kaasoo sanandkan lagu qaban doono Huteel Guuleed ee magaalada Hargeysa.

HALKAN KA DAAWO FARRIINTA HORMOODKA BANDHIGGA JAAMAC MUUSE JAAMAC:-