Af-hayeenka Siilaanyo Oo Xukuumadda Ka Difaacay Eedo Musuqmaasuq Iyo Maamul Xumo Ay Mucaaradku Ku Dureen

Hargeysa, (SLpost)- Afhayeenka madaxweyne Siilaanyo  ayaa xukuumadda ka difaacay hadal-haynta musuqmaasuq ee maalmihii u dambeeyay lagu dhaliilayay iyo eedo ay is-dhaafsadeen wasiir Xirsi iyo Wasiirkii hore ee ganacsiga Maxamed Cabdilaahi Cumar

https://youtu.be/EiwTcxs3x88