DAAWO: Wasiirkii Hore Ganacsiga Somaliland Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Xirsi

Hargeysa, (SLpost)- Wasiirkii hore ganacsiga Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, iyagoo isku maan-dhaafay warbixino ay WIKILEAKS qortay oo la xidhiidha heshiis ay wada-gaadheen Somaliland iyo Soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO:-