Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Si Wada-jir Ah U Sheegay Inaanay Ka Bixin Heshiiskii Axsaabta

Hargeysa, (SLpost)- Xukuumada Somaliland iyo Xisbiga muxaafadka ah ee Kulmiye ayaa maanta si wadajir ah u caddeeyey in aanay marnaba ka bixin heshiiskii ay wada galeen xisbiyadasiyaasaddu ee lagu odorosay xiliga ay qabsoomayaan doorashooyinka Madaxweynaha iyo Wakiiladu.

HALKAN KA DAAWO SHIRKA JARAA’ID:-