DAAWO: Waxgaradka Iyo Odayaasha Xaafadda Sheedaha Oo Baaq U Diray Dawladda Hoose Ee Caasimadda

Hargeysa, (SLpost)- Waxgaradka iyo Deegaanka Xaafadda sheedaha ee Magaalada hargaysa ayaa ugu baaqay dawlada Hoose ee caasimaddu inay wax ka qabato dhulkii xabaalahaasi oo ay dad gaar ahi dhul ahaan u boobayaan, waxayna waxgaradku dalbadeen in laga qabteen dhismaha gidaar sare oo dhulka inta hadhay lagu wareejiyo.