Hambalyo ku socota Abwaan Siciid Cawaale iyo Foosiya Cilmi Maxamed oo meherkoodu ku qabsoomay London/UK

Hambalyo-meherLiibaan Axmed Cabdilaahi, Khadar Iid Kaariye, Naasir Saleebaan Qolombi,Guuleed Xasan Maxamed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Maxamuud Cali Maxamed, Cismaan Axmed Cismaan, Muuse Siciid Aadan, Cawaale Xasan Aadan.

Dhammaan dadkaasi waxa ay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Abwaan Siciid Maxamed Cabdi (Siciid Cawaale)

iyo Marwadiisa Foosiya Cilmi Maxamed

Oo 13/06/2015 Meherkoodu ka dhacay magaalada London ee dalka UK, waxaanay leeyihiin Eebbe ha idinka yeello Qoyskii badhaadhe ku noolaada, Ubad Kheyr qaba oo dalkooda, Dadkooda iyo Diintooda Anfaca ka hela.

Aamiin…..Aamiin………….Aamiin.