DAAWO: Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Beesha Caalamka Ugu Baaqay Inay Ixtiraamto Go’aanka Ay Axsaabtu Wada Gaadheen

Hargeysa, (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa bulshada ugu bushaareeyay heshiiska ay xisbiyadku gaadheen in doorashada madaxtooyada iyo wakiillada qabsoomideeda laga dhigo bisha december, isagoo caalamkana ugu baaqay inay ixtiraamaan go’aankaas oo uu ku tilmaamay mid qaran.

HALKAN KA DAAWO:-