DAAWO: Dhacdo Yaab Leh Farxaddii Qalin-jabinteediyo Qaracankii Geerideedaa Ammin Qudha Ahaa

Arlington, (SLpost)- Aminah Jennifa Ahmed oo ahayd ardayad ka qalin-jabisay jaamacadda University of Texas at Arlington (UTA), gaar ahaan kulliyada Biology iyo Bussiness.

Farxaddii Aminah Jennifa Ahmed waxay ku dhamaatay murugo iyo masiibo, ka dib markii, iyadoo ku dhex jirta munaasibaddii qalin-jabinta ay si kedis ah u geeriyootay, taasoo sababta lagu sheegay inay lasoo dersay xanuun dhinaca madaxa ah.UTA-grad

https://youtu.be/tnx2qqaFY54