DAAWO: Wasiirka Duulista Oo Ka Warbixiyay 15 Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaraddaas Oo Deeq Waxbarasho Ugu Baxay Itoobiya

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay 15 ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaas oo deeq waxbarsho ka helay dalka Itoobiya, isla markaana masuuliyiinta wasaaraddu sii sagootiyeen.

Halkan ka daawo hadalka wasiirka:-