Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Qoyska Ilma Cabdi Axmed

tacsiMaxamuud Cali Maxamed Walaaleeye, Khadar Iid Kaariye, Siciid Maxamed Askar, Cabdifataax Ismaaciil Mursan, Liibaan Xaaji Fagadhe, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdicasiis Cali Nuur, Cismaan Axmed Cismaan, Mowliid Axmed Cumar, Maxamed Cabdi Axmed, Cabdiraxmaan Maxamed, Siciid Xaashi, Ibraahim Axmed Shiine, Guuleed Cabdi Maxamed, Maxamed Siciid Cabdilaahi, Caydaruus Ismaaciil Cabdi, Maxamed Xasan Siciid.

Dhammaan Dadkaasi waxa ay tacsi tiiraanyo Qoyska Ilma Cabdi Axmed oo hooyadood Marxuumad Amran Sheekh Cali maanta lagu Aasay magaalada Hargeysa, waxaanay tacsidan si gaar ah u gaadhsiinayaan Guddoomiyaha Wargeyska Himilo Madar Cabdi Axmed oo ay hooyadii Ahayd. Waxa ay Marxuumadda Eebbe uga baryayaan naxariistii Janno inuu ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin………………………………………………Aamiin…………………………………………….Aamiin.