Tacsi ku socota G/Kuxigeenka Xisbiga ee Jarmalka Ahmed X.nuur Sermaan oo Hooyadii ku Geeriyootay Hargeysa

tacsiGuddoomiyaha Xisbiga UCID Laanta Jarmalka, Xoghayaha Guud, Guddomiyaha Abaabulka Iyo Wacyi-galinta, Guddoomiyaha Garabka Haweenka, Gudoomiyaha Xidhiidhka Guud, Guddoomiyaha Garabka Dhalinyarada, Xoghayaha Dhaqaalaha, Guddoomiyayaasha Gobolada, Golaha Dhexe Ee Xisbiga, Taageerayaasha Xisbiga, waxa ay Tacsi tiiraanyo leh u Dirayaan

Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga ee Laanta Dalka Jarmalka Ahmed Xaajinuur Sermaan Oo Maanta Hooyadii Marxuumad Khadiija Liibaan Faarax Oo Ku Geeriyootay Magaalada Hargaysa. Waxaanu Ilaahay Uuga Baryaynaa Marxuumada Inuu Janadii Fardawsa Ka Waraabiyo Dhamaanteena Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo. Aamiin………Aamiin……..Aamiin