Wararkii U Dambeeyey
Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Guurtida Oo Xukuumadda Ku Garab Istaagay Fullinta Qisaasta, Daadefeeyayna Dhawaqii EU

Hargeysa, (SLP)- Golaha guurtida Somaliland ayaa soo dhaweeyay xukunkii qisaasta ahaa ee dhawaan xukuumadda Somaliland ku fulisay lix qof oo dembiileyaal ah. Xildhibaannada oo maanta fadhi ku yeeshay xarunta golahaas ayay ugu codeeyeen taageero ay…

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

“Deked La Iibinayaa Ma Jirto, Waxaanu Ku Talo Jirnaa…” Wasiirka Khaarajiga

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka hadlay ku talo-galka dekeda Berbera oo maalmihii u dambeeyay bulshadu isla dhexmaraysay in shirkado ajaanib ah lagu wareejinayo. Wasiirku waxa uu tilmaamay in xukuumaddu…

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Daacish Oo Qaabab Kala Duwan U Laysay Dad Itoobiyaan Ah

Tripoli, (SLP)-  Kooxda Daacish ayaa soo saartay muuqaal muujinaya laba kooxood oo dad ah, kuwaasoo qaarna qoorta laga jarayo, kuwo kalena rasaas lagu furayo, waxaana dadkaas loo aqoonsaday inay ahaayeen Itoobiyaan masiixiyiin ah oo ku…

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Qiray Hakad ku yimi Howsha Mishiinka daabaca Baasaboorrada Cusub

Taliyaha Laanta Socdaalka oo Qiray Hakad ku yimi Howsha Mishiinka daabaca Baasaboorrada Cusub

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Gaashaanle Sare Maxamed Cali Yuusuf, ayaa beeniyey inay jirto cillad ku timi Mishiinka farsameeya Passport-ka Cusub ee E-Passport oo la sheegay inuu gebi ahaanba joojiyey hawshii daabacaadda Baasaaboorka, kaddib…

IGAD: “Xukuumadda Koonfur Afrika Waxa Looga Baahan Yahay Inay Dadka Rabshadaha Wada Sharciga U Adeegsato”

IGAD: “Xukuumadda Koonfur Afrika Waxa Looga Baahan Yahay Inay Dadka Rabshadaha Wada Sharciga U Adeegsato”

Washington, (SLP)- Xoghayaha guud ee urur-goboleedka dalalka bariga Afrika ee IGAD, Maxbuub Macallin ayaa sheegay in IGAD ay walaac xooggan ka muujisay dilalka iyo weerarrada isir-nacaybka ah ee lagu beegsanayo dadka Afrikaanka ah ee ku…

Dowladda Itoobiya oo Dayacaad Masuuliyadeed ku sababaysay Gaadhi Kooxda WABAR ula baxsadeen Gudaha dalkooda

Dowladda Itoobiya oo Dayacaad Masuuliyadeed ku sababaysay Gaadhi Kooxda WABAR ula baxsadeen Gudaha dalkooda

Hargeysa (SLpost)- Safiirka dawladda Federaalka Itoobiya u fadhiya Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Brig Jen. Berhe Tesfaye, ayaa tilmaamay inay tahay dacaayad ka timi Masuuliyiintii qaabbilsanaa Gaadhi Wasaaradda Maaliyaddu lahayd oo lagala baxsaday magaalada Boorama, ka…

Wasaaradda Maaliyadda Iyo Baanka Dhexe Oo Shaaciyay Qorshe Cusub Oo Sicirka Doolarka Hoos Loogu Dhigayo

Wasaaradda Maaliyadda Iyo Baanka Dhexe Oo Shaaciyay Qorshe Cusub Oo Sicirka Doolarka Hoos Loogu Dhigayo

Hargeysa, (SLP)- Wasaaradda Maaliyadda, Baanka Dhexe, Shirkadaha Isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somtel, Ganacsatada Qaadka iyo Sarriflayaasha, ayaa shir ay Maanta yeesheen ku iclaamiyey qorshe dalka oo dhan laga hirgelin doono oo qiimaha Dollarka Hoos loogu…

Isku-shaandheyn lagu Sameeyay Saraakiisha Ciidamada Uganda Ee Ka Hawlgala Soomaaliya

Isku-shaandheyn lagu Sameeyay Saraakiisha Ciidamada Uganda Ee Ka Hawlgala Soomaaliya

Kampala, (SLP)- Afhayeenka ciidamada dalka Uganda, Paddy Akunda ayaa sheegay in madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu isku-shaandeyn ku sameeyay qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Uganda ee ku sugan Soomaaliya. Paddy Akunda ayaa intaas ku…

Jacob Zuma Oo Sheegay Inuu Wax Ka Qabanayo Dhibta Dalkiisa Ku Haysata Soomaalida

Jacob Zuma Oo Sheegay Inuu Wax Ka Qabanayo Dhibta Dalkiisa Ku Haysata Soomaalida

Johannesburg, (SLP)-  Madaxweynaha Koonfur Afrika, Jacop Zuma oo booqday xero si ku meel-gaadh ah loo dejiyay dadka ka cararay rabshadaha isir-nacaybka ah ee dalkaas ka socda ayaa sheegay inay wax ka qabanayaan dhibaatooyinka lagu hayo…

Suldaanka Guud Beelaha Awal Oo Talo Iyo Hoga-tusaaleyn Ujeediyay Xukuumadda, Axsaabta, Komishanka, Goleyaasha Iyo Bulshada

Suldaanka Guud Beelaha Awal Oo Talo Iyo Hoga-tusaaleyn Ujeediyay Xukuumadda, Axsaabta, Komishanka, Goleyaasha Iyo Bulshada

Hargeysa, (SLP)- Suldaanka Guud ee Beelaha Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ayaa ka hadlay xaaladda guud ee dalka, isla markaana talooyin iyo hoga-tusaaleyn ujeediyay xukuumadda, goleyaasha qaranka, axsaabta iyo guud ahaan shacabka Somaliland.…

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Iyo Waxyaabaha Uu U Cuskaday Erigiisa

Madaxweyne Siilaanyo Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare Iyo Waxyaabaha Uu U Cuskaday Erigiisa

Hargeysa, (SLP)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caawa xilkii uu Qaranka u hayey ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Yuusuf Ismaaciil Cali, kaasoo uu xilka-qaadistiisa ku sababeeyey wada-shaqaynta Guddiga Caddaaladda iyo Guddoomiyaha…

Madaxweyne Uhuru Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

Madaxweyne Uhuru Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Xukuumaddiisa

Nairobi, (SLP)- Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa isku-shaandhayn kooban ku sameeyey hoggaanka taliska ciidanka qaranka dalkaas iyo golaha wasiirrada, ka dib markii ay dhawaan dhacay weerar dad badan lagu laayay oo ay Al-shabaab ka…

“Annaga ayaa ka dambaynay dilka xildhibaanka Puntland ka tirsan” Al-shabaab

“Annaga ayaa ka dambaynay dilka xildhibaanka Puntland ka tirsan” Al-shabaab

Muqdisho, (SLP)- Kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jirta dawladda Soomaaliya  ayaa sheegatay inay ka dambaysay dilka xildhibaan Aadan X. Xuseen Ismaaciil oo maanta barqadii lagu dilay xaafadda Taleex oo ka tirsan degmada Hodan ee gobolka…

“Dadkii Sow Tan Haadkiyo, Haanraawe Boobeen” … Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

“Dadkii Sow Tan Haadkiyo, Haanraawe Boobeen” … Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale

Hoos aan u sii dego. Golihii Wakiillada ayaa laalay takaaliiftii baadda iyo boobka ahayd ee baabuurta soo degaysa la saaray. “Ujeeddiyo haatan, Rag waa hal-adayg e;, Heddeyda wedkayga, In aan hambalyeeyo, Tubaa halaq-yaalka, Hog layga…

Soomaaliya Oo Farriintii Ugu Horeysay U Dirtay Kenya, Ka Dib Weerarkii Gaarisa

Soomaaliya Oo Farriintii Ugu Horeysay U Dirtay Kenya, Ka Dib Weerarkii Gaarisa

Muqdisho, (SLP)- Dawladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay culeyska ay xukuumadda Kenya ku hayso Soomaalida dalkeeda ku nool, ka dib markii uu dhacay weerarkii lagu qaaday Jaamacadda Gaarisa ee lagu dilay 148-ka qof, ayay…

Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Iyo Masuuliyiinta Maamulkaas Oo Ka Dayriyay Ammaanka Magaaladaas

Xildhibaan Puntland Ah Oo Lagu Dilay Muqdisho Iyo Masuuliyiinta Maamulkaas Oo Ka Dayriyay Ammaanka Magaaladaas

Muqdisho, (SLP)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamul gobolleedka Puntland ayaa kooxo dabley ahi ay maanta ku dileen magaalada Muqdisho, xilli uu la socday gaadhi, isagoo noqonaya mas’uulkii ugu horreeyay ee ka tirsan baarlamaanka maamul gobolleedka…

Tirada Dadka Ku Dhintay, Kuwa Loo Xidhay Rabshada Koonfur Afrika Iyo Baaqa Booliska

Tirada Dadka Ku Dhintay, Kuwa Loo Xidhay Rabshada Koonfur Afrika Iyo Baaqa Booliska

Johannesburg, (SLP)- Booliska dalka Koonfur Afrika ayaa ugu baaqay dadka inay joojiyaan farriimaha aan la xaqiijin ee ku saabsan weerarada ka dhanka ah dadka ajaanibka ah ee la soo dhigayo baraha xidhiidhka bulshada, iyadoo sababtuna…

Sucuudiga Oo Dadka Uu Bara-kiciyay Ee Reer Yemen, Haddana Caawimooyin Ugu Yaboohaya

Sucuudiga Oo Dadka Uu Bara-kiciyay Ee Reer Yemen, Haddana Caawimooyin Ugu Yaboohaya

Riyaad, (SLP)- Sucuudiga oo hoggaaminaya weerarada dhanka cirka ah ee ka dhanka ah fallaagada xuutiyiinta Yemen ayaa ku yaboohay dhammaan lacagta ay jimcihii codsatay qaramada midoobay si loo gargaaro dadka tabaalaysan ee reer Yemen. Wakaaladda…

DAAWO: Is-bahaysiga Mucaaradka Oo Markale Ku Dhawaaqay Shir Kala-tashi.

DAAWO: Is-bahaysiga Mucaaradka Oo Markale Ku Dhawaaqay Shir Kala-tashi.

Hargeysa, (SLP)- Is-bahaysiga mucaaradka ee xisbiyada iyo madasha wada-tashiga ayaa ku dhawaaqay shir kala-tashi, oo ay sheegeen inay qaban doonaan, isla markaana ay guddidii qaban-qaabada ee shirkaas ay magacaabayaan todobaadka dambe. Somalilandpost.net…

DAAWO: Wasiirka Duulista Oo Ka Warbixiyay 15 Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaraddaas Oo Deeq Waxbarasho Ugu Baxay Itoobiya

DAAWO: Wasiirka Duulista Oo Ka Warbixiyay 15 Ka Mid Ah Shaqaalaha Wasaaraddaas Oo Deeq Waxbarasho Ugu Baxay Itoobiya

Hargeysa, (SLP)- Wasiirka wasaaradda duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyay 15 ka mid ah shaqaalaha wasaaraddaas oo deeq waxbarsho ka helay dalka Itoobiya, isla markaana masuuliyiinta wasaaraddu sii sagootiyeen. Halkan ka…

News in English

Xulashada SLpost

Uncategorized

  • DAAWO Sawirrada Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii wada-hadallada Somaliya kaga Qayb-galay Djibouti oo dalka ku soo laabtay
  • Dawladda Soomaaliya oo ka hadashay Tacaddiyada Kufsiga Haweenka ee lagu eedeeyey Ciidammada AMISOM
  • Xukuumadda Somaliland oo jawaab cad ka bixisay Baaq ka soo yeedhay Maraykanka iyo Midowga Yurub
  • Xafladda Furitaanka Garoonka Xawaadle oo sababo aan la Qeexin dib loogu dhigay Muddo 10 Maalmood ah
  • Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! – W/Q: Guuleed Cumar Madar Q. 3aad
  • Mudane Siilaanyo: Intuu duub lahaa….Intuu doorraa  (2014 – 1969 = 45 sannadood)
  • Hoggaanka Xisbiga Kulmiye oo Sharci-darro been-abuur ah ku tilmaamay Liiska Xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee la shaaciyey
  • Markale iyo Falanqaynta 26-ka Wasiir ee Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo (Wasiir Maxamuud Xaashi)
  • Kabtankii Markabkii ku degay Kuuriyada Konfureed oo la xidhay Kadib Markii  Lagu Ee Deeyay Qeyral Masuul
  • Dawlada Siiriya oo Mar Qudha dishay 175 dagaalyahan
  • DHEGEYSO: Marwo Faadumo Siciid oo Xukuumadda ku dhaliishay Farogelin ay ku samaysay Xarunta Daryeelka Darbijiifka  Hargeysa oo Guddooyaheedii Dorraad Xabsiga loo taxaabay
  • Hankaa laga dhoofiyaa! – Qalinkii: Barkhad M. Kaariye
  • IRAN: Madaxweyne Ahmadinejad oo Ka Badbaaday shil- diyaaradeed
  • GUUL IYO GUUL-DARRO GAADHI WADA SAARAN: Waa Maan Guracan Iyo Garasho Jaan (3) –  W/Q: Axmed X. Cabdilaahi Rooyaaye